Taliyaha xabsiga dhexe ee Magaalada Muqdisho Aadan Xuseen Kulmiye ayaa faah faahin ka bixiyay xalada xabsiga dhexe ee Muqdisho.
wareeysi u siyay Radio Muqdisho waxan u sheegay in uu ku dhintay gudaha xabsiga mid kamid ah maxabiista ku jirta xabsiga dhexe ee Xamar, ka dib markii ay ku murmeen maxbus kale gudaha xabsiga dhexe ee Xamar.
ayaado ay kentay muraanka dhexe maray labada maxbus oo ka dhashay ciyaar kubaada cagta oo ay ku cayaaryen labada maxbus mid ka mid ah ayaa ka carooday ciyaartasi kadibana halkasi ku dilay maxbuska dhintay ,waxana hada u ku jira gacanta taliska xabsiga dhexe maxbuska geystay dilka.
sido kalan waxa usheegay in ay tahay xiligu ugu wanaagsan ee soo maray xabsiga dhexe ee Xamar .
Halkan ka Dhageyso codka Taliyaha Xabsiga dhexe ee Xamar