Saturday, August 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliye ku-xigeenka Ciidanka Asluubta oo ka warbixiyay maxbuus ku dhintay Xabsiga Dhexe

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Taliye ku-xigeenka Ciidanka Asluubta oo ka warbixiyay maxbuus ku dhintay Xabsiga Dhexe
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliye ku-xigeenka ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeyo Guuto Cabdikariin Cali Afrax ayaa faah faahin ka bixiyay maxbuus xalay ku geeriyooday xabsiga dhexe ee Xamar.

Taliye ku-xigeenka Ciidanka Asluubta oo shir jaraa’id qabtay ayaa yiri “Maxbuus ka mid ah maxabiista ku xirneyd xabsiga dhexe ee Xamar, maxbuuskaas waxa uu ku xirnaa qodobka 221, Maxbuus kale oo ay isku qodob ku xirnaayeen ayaa wax kala gaareen, sababtu waxa ay ahayd, maxaabiista waxa ay cayaarta, cayaar kubadda cagta ah, koob ayaa u furan, waxaana ay cayaarayaan koobkaasi, waxaa isku dhacay labo maxbuus oo is feeray, sida caadiga ah, Garsooraha waxa uu kaarka casaanka ah u taagay mid ka mid ah labadii maxbuus ee is dagaashay” ayuu yiri taliye ku-xigeenka ciidanka Asluubta.

Related posts

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

August 13, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray Degmada Dhuusamareeb

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray Degmada Dhuusamareeb

August 13, 2026

Sareeyo Guuto Cabdikariin Cali Afrax ayaa xusay in labada maxbuus la xiray, waxaana uu intaa ku daray in Marxuum Xasan Maxamuud Xasan oo ka mid haa maxaabiista isku dhaca darteed loo xiray uu ku dhintay gudaha xabsiga.

Taliye ku-xigeenka Ciidanka Asluubta ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay wararka sheegaya in maxbuuska lagu duray cirbad sun ah.

Maxamed C/laahi Maxamed (Feereesane)

Previous Post

Danjiraha Soomaaliya ee Switzerland oo ka warbixisay shirkii Davos “Dhageyso”

Next Post

Wasiirkii hore ee Warfaafinta oo xilka wareejiyay “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirkii hore ee Warfaafinta oo xilka wareejiyay “SAWIRRO”

Wasiirkii hore ee Warfaafinta oo xilka wareejiyay "SAWIRRO"

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

August 13, 2026
0

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa si rasmi ah u soo xiray tababarka...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray Degmada Dhuusamareeb

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray Degmada Dhuusamareeb

August 13, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar iyo wafdi saraakiil ah oo uu hoggaaminayo ayaa lagu...

Guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Kenya

Guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Kenya

August 13, 2026
0

Wafti uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho, Dr. Ibraahim Maxamed Mursal, ayaa booqasho rasmi ah ku tegay xarunta Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay Agaasimaha Horumarinta UK

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay Agaasimaha Horumarinta UK

August 13, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan la yeeshay Agaasimaha Horumarinta Boqortooyada Midowday (UK),...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In