Sunday, February 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Munaasabadda xil wareejinta hogaanka cusub ee gobolka Benaadir oo ka socoto xarunta dowladda Hoose “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Munaasabadda xil wareejinta hogaanka cusub ee gobolka Benaadir oo ka socoto xarunta dowladda Hoose “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadda xil wareejinta hogaanka cusub ee gobolka Benaadir oo ka socoto xarunta dowladda Hoose

Munaasabad ay xilka kula wareegayaan hogaanka cusub ee Maamulka Gobolka Benaadir oo uu ugu horeeyo Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Eng, Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow iyo ku-xigeenadiisa ayaa caawa ka socoto xarunta dowladda Hoose ee Xamar.

Related posts

Guddoonka Aqalka sare oo go’aanno kasoo saaray xubno ka tirsan Aqalka sare

Guddoonka Aqalka sare oo go’aanno kasoo saaray xubno ka tirsan Aqalka sare

February 1, 2026
Guddoomiyaha Baarlamaanka oo go’aanno adag ka soo saaray fadhiyada Baarlamaanka

Guddoomiyaha Baarlamaanka oo go’aanno adag ka soo saaray fadhiyada Baarlamaanka

February 1, 2026

Munaasabadda xil wareejinta ayaa waxaa ka qeyb galay ku-simaha Madaxweynaha dalka aha Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdiweli Sheekh Nuur Muudeey, Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeele Mudane Maxamed Cabdi Waare, Wasiiro,  Xildhibaanno ka tirsan labada Gole ee Shacabka iyo Aqalka sare, Wasiiro, safiiro, marti sharaf iyo xubno kale oo lagu casuumay.

Waxaa Xilka hogaanka cusub ee Maamulka Gobolka la wareegaya Guddoomiyaha Gobalka, Xoghayaha Gobolka Benaadir iyo dhamaan ku-xigeennada Guddoomiyaha cusub.

Cabdullaahi Xaaji Cilmi Ereg Guddoomiye ku-xigeenkii hore ee arrimaha bulshada ee Gobolka Banaadir oo furay xafladda ayaa sheegay inay ku faraxsanyihiin inay wareejiyaan xilka Maamulka, ayna diyaar u yihiin inay la shaqeeyaan hogaanka cusub.

Previous Post

Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Suudaan oo ku kulmay Addis Ababa “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweyne Farmaajo oo shir muhiim ah la yeeshay Dhigiisa Jabuuti “Sawirro”

Next Post
Madaxweyne Farmaajo oo kulamo gaar gaar ah la qaatay qaar kamid ah Madaxda Afrika “SAWIRRO”

Madaxweyne Farmaajo oo shir muhiim ah la yeeshay Dhigiisa Jabuuti "Sawirro"

Guddoonka Aqalka sare oo go’aanno kasoo saaray xubno ka tirsan Aqalka sare

Guddoonka Aqalka sare oo go’aanno kasoo saaray xubno ka tirsan Aqalka sare

February 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Go'aan kasoo baxay xafiiska Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Aqalka Sare, Mudane Cali Shacbaan Ibraahim, ayaa looga joojiyay ka-qeybgalka kulamada...

Guddoomiyaha Baarlamaanka oo go’aanno adag ka soo saaray fadhiyada Baarlamaanka

Guddoomiyaha Baarlamaanka oo go’aanno adag ka soo saaray fadhiyada Baarlamaanka

February 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa soo saaray go’aanno rasmi...

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in xubno sare oo Khawaarijta ka tirsani codsiyo u soo dirsadeen

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in xubno sare oo Khawaarijta ka tirsani codsiyo u soo dirsadeen

February 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa sheegay in Khawaarij waaweyn ay si toos ah ula...

Ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo soo bandhigay dhalinyaro loo soo xiray qalqalgelin amni

Ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo soo bandhigay dhalinyaro loo soo xiray qalqalgelin amni

February 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, gaar ahaan saldhigga degmada Hodan, ayaa xiray Mahad Maxamuud Xamarow (Garyaqaan), kaas oo lagu eedeeyay kicin...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In