Sunday, April 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Faahfaahin ka soo baxaysa Dhagar qabe ku dhintay Qarax uu aasayay

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Ciidamda Amaanka oo Qabtay Gaari waxyaabaha Qaraxa laga Soo buuxiyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo gaaray magaalada Baydhaba

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo gaaray magaalada Baydhaba

April 26, 2026
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo booqday fariisimaha hore ee gobolka Bakool

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo booqday fariisimaha hore ee gobolka Bakool

April 26, 2026

Wararka k aimaanaya Magaalada Baladweyn ee Xaruunta Gobolka Hiiraan ee Bartamaha Dalka ayaa ku soo waramaaya in xalay dhagar qabe ka tirsanaa Maleeshiyaadka nabad iyo nolal diidka ah ee Al shabaab uu ku dhintay qarax uu ku aasayay afaafka hore ee Garoonka diyaaradaha Magaaldaasi.

Saraakiisha amaanka ee Gobalka Hiiraan ayaa halkaasi gaaray iyagoona u soo bandhigay warbaahinta miinadii la qaraxday ninka aasayay, taasi oo aan cid kale wax qasaare ah ka soo gaarin,Ibraahim Maxamed Geedi Wariyaha warbaahinta Qaranka kaga oo warama Gobolka Hiiraan ayaa  sheegay in Qaraxaani uu ka dhacay meel u dhaw garoonka Magaalada uuna ku dhintay ruuxii aasayay oo ka tirsanaa Maleeshiyaadka Al shabaab.

Maleeshiyaadka nabad diidka ah ee Al shabaab ayaa ku howlan dhibaataynta Shacabka Soomaaliyeed hasa-yeeshee kuma guulayntaan oo waxaa ka hortaga Ciidamada Amaanka Soomaaliya inta badana iyagaa ayaa ku qasaara dhagarta ay maleegaan

Previous Post

Shirka Amniga Qaranka oo maanta ka furmaya Muqdisho

Next Post

Madaxweynaha Jabuuti oo la kulmay Xoghayaha guud ee Jaamacadda Carabta,

Next Post
Madaxweynaha Jabuuti oo la kulmay Xoghayaha guud ee Jaamacadda Carabta,

Madaxweynaha Jabuuti oo la kulmay Xoghayaha guud ee Jaamacadda Carabta,

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo gaaray magaalada Baydhaba

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo gaaray magaalada Baydhaba

April 26, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi isugu jira wasiiro...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo booqday fariisimaha hore ee gobolka Bakool

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo booqday fariisimaha hore ee gobolka Bakool

April 26, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAKOOL):-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa booqday fariisimaha Ciidanka Xoogga Dalka ay ku leeyihiin...

Wasaaradda Hawlaha Guud oo wadda dadaallo guriyayn loogu samaynayo dadka danyarta ah iyo barakacayaasha

Wasaaradda Hawlaha Guud oo wadda dadaallo guriyayn loogu samaynayo dadka danyarta ah iyo barakacayaasha

April 26, 2026
0

RADIO MUQDISHO(KENYA):-Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Guryeynta ee Soomaaliya ayaa kulan ku qabatay Safaaradda Soomaaliya ee Kenya, kaas oo ay la...

Ehelada dhalinyaro ku geeriyooday badda u dhexaysa Algeria iyo Spain oo la baadi-goobayo

Ehelada dhalinyaro ku geeriyooday badda u dhexaysa Algeria iyo Spain oo la baadi-goobayo

April 26, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa sheegay in 17 dhallinyaro Soomaaliyeed ay ku geeriyoodeen badda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In