Friday, April 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

200 Arday oo Imtixaan u galay Hoggaanka Caafimaadka ee Ciidanka Xoogga Dalka+Sawirro

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
200 Arday oo Imtixaan u galay Hoggaanka Caafimaadka ee Ciidanka Xoogga Dalka+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Wasiirka Maaliyadda XFS oo khudbad ka jeediyay kulanka Bangiga Dunida ee Washington

Wasiirka Maaliyadda XFS oo khudbad ka jeediyay kulanka Bangiga Dunida ee Washington

April 17, 2026
Mas’uuliyiinta Buuhoodle oo u istaagay ciribtirka muqaadaraadka

Mas’uuliyiinta Buuhoodle oo u istaagay ciribtirka muqaadaraadka

April 17, 2026

200 Ardey oo kasoo qalin jabisay Jaamacadaha kala duwan ee dalka ayaa waxaa maanta xarunta Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed looga qaaday Imtixaano la xiriira Dhaqtar iyo Kalkaaliye, waxaana dadka ku guuleysta ay ku biiriyaan Hoggaanka Caafimaadka Ciidamadda Xoogga dalka.

Jeneral Liibaan Xuseen Jaamac Madaxa hoggaanka Caafimaadka Ciidanka Xoogga Dalka ayaa sheegay in Imtixaankan laga qaaday 200 oo Arday, iyadoo la qaadan doono ardayda kaalmaha hore gala.

Jeneral Liibaan Xuseen ayaa sheegay in Shaqsiyaadka guuleysta ay ka shaqeyn doonaan Isbitaalka Ciidanka Xoogga dalka, sidoo kalena la geyn doono xarumaha ciidamadda ee Gobalada dalka, maadaama la rajeynayo in ay ka bilowdaan Howlgalo guud ahaan dalka looga saarayo Cadowga Nabad diidka ee Al shabaab.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa hore u amray in Ciidamadda Xoogga dalka ay kasoo dhex muuqdaan Dhalinyarada wax ka baratay, si loogu guuleysto in guud ahaan dalka amnigiisa la sugo, dhalinyaradana ay fursad u helaan inay dalkooda wax ugu qabtaan aqoonta ay leeyihiin.

Previous Post

Guddoomiye Jawaari oo dalka dib ugu soo Laabtay

Next Post

Duqa Muqdisho oo Casuumaad u fidiyey Duqa Caasimadda Jabuuti+Sawirro

Next Post
Duqa Muqdisho oo Casuumaad u fidiyey Duqa Caasimadda Jabuuti+Sawirro

Duqa Muqdisho oo Casuumaad u fidiyey Duqa Caasimadda Jabuuti+Sawirro

Wasiirka Maaliyadda XFS oo khudbad ka jeediyay kulanka Bangiga Dunida ee Washington

Wasiirka Maaliyadda XFS oo khudbad ka jeediyay kulanka Bangiga Dunida ee Washington

April 17, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa khudbad taabaneysa dhinacyo badan ka jeediyay fadhiga loo dhan...

Mas’uuliyiinta Buuhoodle oo u istaagay ciribtirka muqaadaraadka

Mas’uuliyiinta Buuhoodle oo u istaagay ciribtirka muqaadaraadka

April 17, 2026
0

Maamulka Degmada Buuhoodle,saraakiisha boliiska,kuwa daraawiishta iyo odayaasha dhaqanka ayaa yeeshay kulan looga hadlaayay xaaladda amni ee degmadaasi iyo qaabka loo...

Madaxda Wasaaradda Sportiga XFS oo kulan muhiim ah la qaatay Ururada Dhallinyarada

Madaxda Wasaaradda Sportiga XFS oo kulan muhiim ah la qaatay Ururada Dhallinyarada

April 17, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Mudane Axmed Yuusuf Xasan ayaa kulan la qaatay hoggaamiyeyaasha ururrada dhallinyarada ee ka...

Xildhibaan Aweys Maxamed Cumar oo Nirobi kula shiray Mas’uuliyiin ka tirsan K/ Kuuriya

Xildhibaan Aweys Maxamed Cumar oo Nirobi kula shiray Mas’uuliyiin ka tirsan K/ Kuuriya

April 17, 2026
0

Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Ka hortagga iyo La dagaallanka fikradaha Xagjirka ah ee wata rabshadaha Mudane...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In