Tuesday, June 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Eng, Yariisow oo Ka qeyb galay Xafladda dib u howl-galinta Dugsiga Sare ee 15 May (Sawirro).

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Eng, Yariisow oo Ka qeyb galay Xafladda dib u howl-galinta Dugsiga Sare ee 15 May (Sawirro).
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Wasiirka Warfaafinta XFS oo Wasaaradda kusoo dhaweeyay kusimaha safiirka Liibiya ee Soomaaliya 

Wasiirka Warfaafinta XFS oo Wasaaradda kusoo dhaweeyay kusimaha safiirka Liibiya ee Soomaaliya 

June 23, 2026
DFS oo garab istaag u muujisay dhiggeeda Qatar dhacdadii Ras Laffan

Baaq-nabadeed oo laga soo saaray xaaladda AricadeeyeARICADEEYE

June 23, 2026
Dib u howl galinta Dugsiga 15-May waxaa goob joog ka ahaa Wasiirka Wasaaradda Wax-barashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dowlada Soomaaliya, Safiirka Dowladda Masar u fadhiya Soomaaliya Mr.Waliid Ismaaciil, Maamulka Degmada Warta Nabadda Fanaaniin iyo Qeybaha bulshada.

Gudoomiyaha gbalka Banaadir ahna duqa Muqdisho  Eng Yariisow ayaa qeyb-qeyb u kor meeray fasallada eey wax ku bartaan ardeyda,  isagoo ardeyda ku dhiiri  galiyay in eey si wanaagsan wax u bartaan,  islamarkaana eey wax-barashada u huraan waqtigooda si’ eey uga mid noqdaan bad-baadiyaaasha Mustaqbalka Soomaaliya.

Gudoomiyaha Degmada Warta Nabada ee Gobolka Benaadir Seynab Maxamuud Warsame (Xaabeey) ayaa ugu horeyn ka hadashay munaasabada Dib u howl galinta Dugsiga 15-May, waxa eeyna sheegtay in ka maamul degma ahaan eey ku faraxsan-yihiin in degmada eey fursad u hesho in dib loo howl-geliyo mid kamid ah Schoolada taariikhiga ah ee degmadu leedahay.

dhanka kale Wasiirka Waxbarashada Hadiha iyo Tacliinta Sare Dowladda Soomaaliya Cabdiraxman Daahir Cismaan  ayaa ku dheeraaday  ka hadalka  dugsiga isagoo tilmaamay taariikhda faca-weyn ee uu ku fadhiyo dugsiga 15-May.

Ugu dambeyn duqa Muqdisho Eng Yariisow ayaa sheegay in  maamulkiisa ahmiyad gaar ah uu siin doono horumarinta adeegyada bulshada sida wax-barashada, isagoo sidoo kale si gaar ah ugu mahad celiyay dowladda Masar oo iyada bixineysaa qarashaadka barayaasha wax ka dhiga Schoolka 15-May.

Previous Post

Dabaal-degga sanad guurada 1-aad ee Madaxweyna Farmaajo oo yeelatay wiji ka duwan dabaal-degyadii hore (SAWIRRO)

Next Post

Madaxda Qaranka oo Tacsi u diray Xildhibaan Mustaf Dhuxulow oo Walaashiis ku geeriyootay Magaalada Muqdisho .

Next Post
Marxuum Muuse Nuur Amiin oo ku geeriyooday Muqdisho

Madaxda Qaranka oo Tacsi u diray Xildhibaan Mustaf Dhuxulow oo Walaashiis ku geeriyootay Magaalada Muqdisho .

Wasiirka Warfaafinta XFS oo Wasaaradda kusoo dhaweeyay kusimaha safiirka Liibiya ee Soomaaliya 

Wasiirka Warfaafinta XFS oo Wasaaradda kusoo dhaweeyay kusimaha safiirka Liibiya ee Soomaaliya 

June 23, 2026
0

Muqdisho, 23 June, 2026: Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa...

DFS oo garab istaag u muujisay dhiggeeda Qatar dhacdadii Ras Laffan

Baaq-nabadeed oo laga soo saaray xaaladda AricadeeyeARICADEEYE

June 23, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay ka xuntahay colaadda ka socota deegaanka Aricadeeye, taas...

DFS oo garab istaag u muujisay dhiggeeda Qatar dhacdadii Ras Laffan

DFS oo garab istaag u muujisay dhiggeeda Qatar dhacdadii Ras Laffan

June 23, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay garab istaag iyo taageero buuxda u muujineysaa Dowladda...

DFS oo soo dhaweysay Is afgaradka u dhexeeya Dowladaha Mareykanka Iiraan

DFS oo soo dhaweysay Is afgaradka u dhexeeya Dowladaha Mareykanka Iiraan

June 23, 2026
0

Muqdisho, June 23, 2026: Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay soo dhaweynaysaa Isfahamka iyo Is afgaradka (Memorandum of Understanding) ee u dhexmaray...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In