Dowladda Kenya ayaa dib u fasaxday Telefishinnada Citizen iyo Inooro gelinkii dambe ee shalay, markii lagu eedeeyay inay tebiyeen warar ku saabsan isbahaysiga mucaaradka ee NASA.
Horay ayay Dowladda Kenya u xiraty taleefishannada kala ah Ntv,Ktn,Citizen iyo Inooro waxaana Maalmo ka hor dib hawada ugu soo laabtay Ntv,Ktn.
Talafishanadan ayaa albaabada la isugu dhuftay 30 Janaayo ee Sanadkan, markii laga baahiyay ย isdhaarintii hoggaamiyaha isbahaysiga mucaaradka Dalka Kenya ee Nasa, Raila Odinga.
Isha/ Nairobi News NN












