Saturday, April 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xukuumadaha Washington iyo Pyongyang oo wada hadlaya

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Xukuumadaha Washington iyo Pyongyang oo wada hadlaya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 24th April, 2026

April 24, 2026
Safiirka Soomaaliya ee dalka Nigeria oo si rasmi ah waraaqadaha safiirnimo looga aqbalay.

Safiirka Soomaaliya ee dalka Nigeria oo si rasmi ah waraaqadaha safiirnimo looga aqbalay.

April 24, 2026

Xukuumadda Washington ayaa qorsheynaysa in wada hadalo la furto Waqoyiga Kuuriya,kadib markii uu circa isku shareerey khilaafka dibplomaasiyadeed ee u dhexeeya labad adal.

Mike Pence Madaxwayna ku xigeenka Dowladda Mareykanka ayaa xaqiijiyay in Dowladda Mareykanka ay diyaar u tahay wadahadalo ay la galaan Kuuriyada Waqooyi,taasi oo loo arko isbadal muhim ah oo ku yimid mowqifkii Mareykanka ee ku aadanaa Kuuriyada waqooyi.

Mareykanka ayaa Horey si cad u sheegay  in aysan wax wadahadalo ah la galayn hogaamiyaha Kuuriyada Woqooyi Kim Jong Un ilaa uu ka muujinayo in uu ka talabaxay barnaamijkiisa Niyukleerka.

Hase ahaatee  Mike Pence madaxwayne ku xigeenka Dalka Mareykanka oo dib uga soo laabtay ciyaaraha olambikada ee xilliga qaboobaha ee uu ka qaybgalay ayaa waraysi uu siiyay wargayska Washington Post ku sheegay in uu Mareykanka rajaynayo in wadaxaajood aan shuruudo ku xirnayn uu la galo xukuumada Kuuriyada Waqoyi.

Waxa uu intaa ku daray in Mareykanka ay sii wadi doonaan in ay cunaqabtayn adag ku soo rogaan Pyongyang, balse haddii ay doonayaan wadahadal ay Maraykanka diyaar u yihiin.

Madaxwaynaha Kuuriyada Waqooyi Mr  Moon ayaa Mareykanka u xaqiijiyay in Kuuriyada wuqooyi aysan faa’ido dhaqaale iyo mid dublamaasiyadeed midna aysan ku hali doonin wadahadlada.

Sidoo kale wuxuu xusay Madaxwaynaha Kuuriyada Koonfureed in faa’idooyiinkaasi ay heli karto xukuumadda Pyongyang oo kaliya hadii ay qaado tilaabo wax ku ool ah oo xalinta xisadaha dhinaca Nuclearkeeda ku aadan.

Previous Post

Dhageyso: Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Ciidamada Militariga Masar oo 12-dagaalyahano ku dilay howlgal ka dhacay Gacanka Sinai

Next Post
Ciidamada Militariga Masar oo 12-dagaalyahano ku dilay howlgal ka dhacay Gacanka Sinai

Ciidamada Militariga Masar oo 12-dagaalyahano ku dilay howlgal ka dhacay Gacanka Sinai

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 24th April, 2026

April 24, 2026
0

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 24th April, 2026 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka dib ugu...

Safiirka Soomaaliya ee dalka Nigeria oo si rasmi ah waraaqadaha safiirnimo looga aqbalay.

Safiirka Soomaaliya ee dalka Nigeria oo si rasmi ah waraaqadaha safiirnimo looga aqbalay.

April 24, 2026
0

Danjiraha cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Nigeria, Mudane Mohamed Osman Mohamed, ayaa si rasmi ah waraaqaha aqoonsiga...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo tagay gobolka Bakool

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo tagay gobolka Bakool

April 24, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa booqasho ku tagay degmada Xudur ee Gobolka Bakool, Wafdiga ayaa waxaa...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah-furay Mashruuca xoojinta adkeysiga magaalooyinka

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah-furay Mashruuca xoojinta adkeysiga magaalooyinka

April 23, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Mashruuca xoojinta adkeysiga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In