Monday, July 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xoghaye Cumar Cabdirisaaq “Maamul hoosaadka oo hufan wuxuu muhiim u yahay Horumarka Caasimadda” SAWIRRO

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Xoghaye Cumar Cabdirisaaq “Maamul hoosaadka oo hufan wuxuu muhiim u yahay Horumarka Caasimadda” SAWIRRO
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Muqdisho, 12, Feb, 2018–Xoghayaha Guud ee Maamulka Gobolka Benaadir Mudane Cumar Cabdirisaaq Xuseen ayaa kulan la qaatay Xoghayeyaasha 17ka Degmo ee gobolka Benaadir. Isagoo kula dar-daarmay kor u qaadista xiriirka dadweynaha iyo dar-dargelinta adeegyada bulshada.

Mudane Cumar Cabdirisaaq Xuseen ayaa ka dhageystay xog-hayeyaasha degmooyin qaabka ay u shaqeeyaan, isagoo kula dar-daarmay in la xoojiyo wada shaqeynta bulshada iyo u adeeggiddooda, taas oo dhabaha u xaareysa xaqiijinta maamul wanaag iyo caddaalad.

Related posts

Wasiirka  Qoyska XFS oo guddoomisay Shirka Guddiga Hagista Barnaamijka Haweenka

Wasiirka Qoyska XFS oo guddoomisay Shirka Guddiga Hagista Barnaamijka Haweenka

July 27, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo Gaaray Dhuusamareeb

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo Gaaray Dhuusamareeb

July 27, 2026

“Maamul hoosaadka oo hufan waa wax muhiim u ah wanaajinta horumarinta adeegyada bulshada Caasimadda. Waxaan idin kula dar-daarmayaa in loo dhawaado dadka aad mataleysaan, awoodna waxaad u leedihiin in aad isbeddel natiijo la taaban karo leh aad la timaaddaan”.Ayuu yiri Xoghaye Cumar Cabdirisaaq.

Kulankan ayaa ujeedkiisu ahaa wanaajinta xiriirka degmooyinka iyo sidii loo kobcin lahaa istaageersiga iyo wax wada qabsiga guud ahaan 17ka degmo ee Gobolka Benaadir, si looga gudbo wax walba oo gaabis ku keeni kara adeegyada loo qabto shacabka Soomaaliyeed ee ku nool Caasimadda.

DHAMAAD

Previous Post

Hay’adaha ku shaqada leh dib-u-eegista Dastuurka iyo Bulshada Rayidka Puntland oo kulmay “SAWIRRO”

Next Post

Beesha Caalamka: Go’aannadii ugu dambeysay ee Golaha Amniga Qaranka waa tallaabooyin soo dhoweyn mudan oo loo qaaday dhanka saxda ah

Next Post
Beesha Caalamka: Go’aannadii ugu dambeysay ee Golaha Amniga Qaranka waa tallaabooyin soo dhoweyn mudan oo loo qaaday dhanka saxda ah

Beesha Caalamka: Go’aannadii ugu dambeysay ee Golaha Amniga Qaranka waa tallaabooyin soo dhoweyn mudan oo loo qaaday dhanka saxda ah

Wasiirka  Qoyska XFS oo guddoomisay Shirka Guddiga Hagista Barnaamijka Haweenka

Wasiirka Qoyska XFS oo guddoomisay Shirka Guddiga Hagista Barnaamijka Haweenka

July 27, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Danjire Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa guddoomisay kulankii ugu horreeyay...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo Gaaray Dhuusamareeb

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo Gaaray Dhuusamareeb

July 27, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar (Gen. Khaalid), ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee...

Agaasimaha Qorshaynta iyo NIS Foundation oo xoojinaya iskaashiga lagu taageerayo hirgelinta NTP 2025–2029

Agaasimaha Qorshaynta iyo NIS Foundation oo xoojinaya iskaashiga lagu taageerayo hirgelinta NTP 2025–2029

July 27, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Cabdifataax Cabdulqaadir Faarax (Abdifatah Hared), ayaa kulan la yeeshay wafdi...

Hoggaamiyaha KGS oo soo xiray Shirka Banbaxa Golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed Soomaaliya

Masuuliyiin ka tirsan DFS oo ka qeyb galay munaasabad lagu xusay sannad-guurada 5-aad ee Ololaha Nadaafadda Xeebaha

July 27, 2026
0

Muqdisho — Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu qabtay magaalada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In