Tuesday, July 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Sawirro+Hay’adaha ku shaqada leh Dib-U-Eegista Dastuurka oo la Kulmay Bulshada Rayidka Puntland

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Sawirro+Hay’adaha ku shaqada leh Dib-U-Eegista Dastuurka oo la Kulmay Bulshada Rayidka Puntland
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Gudigga La-socodka Dib-U-Eegista Dastuurka ee labada Aqal iyo Gudigga Madaxabanaan ee Dib-U-Eegista iyo Hirgelinta Dastuurka ayaa waxay kulan wadatashi ah la qaateen Ururada Bulshada Rayidka ee Puntland.

Kulanka ayaa ahaa mid talabixin ku saabsan Geedi-socodka socodka Dib-U-Eegista Dastuurka looga dhageysanayay Bulshada Rayidka ee Puntland.

Related posts

Ciidamada Dab-damiska oo Bakaaraha ka damiyay dab saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha

Ciidamada Dab-damiska oo Bakaaraha ka damiyay dab saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha

July 21, 2026
Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

July 21, 2026

Wasiir Cabdi Xoosh oo ka hadlayay kulanka ayaa yiri “Waxaan aaminsanahay in Bulshada Rayidka ay door wayn ku leeyihiin Geedi-socodka Dib-U-Eegista Dastuurka waxaana naga go’an in aan talooyinkiina dhageeysanno oo aan tixgelinno”

Sidoo kale, Gudoomiyayaasha labada Guddi Mudane Maxamed Daahir Afrax iyo Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Kaamil ayaa waxay sheegeen in Bulshada Rayidka talooyinkooda ay yihiin kuwo muhiimad wayn leh oo ay tahay in wadatashiyo badan lala yeesho.

Ugu dambayn, xubnihii ka socday Ururada Bulshada Rayidka ee Puntland ayaa waxay talooyin u soo gudbiyeen sedexda Hay’ad ee ku shaqada leh Dib-U-Eegista Dastuurka.

Previous Post

Beesha Caalamka: Go’aannadii ugu dambeysay ee Golaha Amniga Qaranka waa tallaabooyin soo dhoweyn mudan oo loo qaaday dhanka saxda ah

Next Post

BEESHA CAALAMKA” Go’aannadii ugu dambeeyay ee Golaha amniga Qaranka waa tallaabooyin soo dhaweyn Mudan

Next Post
BEESHA CAALAMKA” Go’aannadii ugu dambeeyay ee Golaha amniga Qaranka  waa tallaabooyin soo dhaweyn Mudan

BEESHA CAALAMKA" Go’aannadii ugu dambeeyay ee Golaha amniga Qaranka waa tallaabooyin soo dhaweyn Mudan

Ciidamada Dab-damiska oo Bakaaraha ka damiyay dab saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha

Ciidamada Dab-damiska oo Bakaaraha ka damiyay dab saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha

July 21, 2026
0

Ciidamada dab-damiska iyo kooxaha gurmadka degdegga ah ee Gobolka Banaadir ayaa ku guuleystay inay damiyaan dab xooggan oo maanta ka...

Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

July 21, 2026
0

Masuuliyiin ka socday wasaaradaha kala duwan ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho uga qaybgalay tababar ku saabsan dhisidda adkeysiga dhaqaale...

Dab xooggan oo saaka ka kacay qeybta Cabdulla Shideeye ee Suuqa Bakaaraha

Dab xooggan oo saaka ka kacay qeybta Cabdulla Shideeye ee Suuqa Bakaaraha

July 21, 2026
0

Dab xooggan ayaa saaka ka kacay qeybta Cabdulla Shideeye ee Suuqa Bakaaraha, iyadoo ololka uu saameeyay goobo ganacsi oo ku...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobaysa booqashada Madaxweynaha FIFA ee Muqdisho

Soomaaliya oo u diyaar-garoobaysa booqashada Madaxweynaha FIFA ee Muqdisho

July 21, 2026
0

Wada-shaqeynta dhow ee u dhexeysa Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, oo uu hoggaamiyo Wasiir Maxamed Cabduqaadir Cali,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In