Saturday, August 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wada hadaladii Nabadda degmada Caabudwaaq oo Guulaystay 

admin by admin
9 years ago
in Wararka
0
Wada hadaladii Nabadda degmada Caabudwaaq oo Guulaystay 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Sheekh Abuubakar  Bashiir C/laahi    Lataliyaha Madaxaweeynaha  jamhuuriyada   Ee  Dhinac  Diinta  iyo  Gudiga  Madaxweeynahu u xil saaray  Dhamaystirka  Qorshaha  Nabadaynta  Bulshada  Caabudwaaq  ayaa Ku Guulaystay  in Xal laga Gaaro  Xisadii udhaxaysay  Qaar ka Mid ah beelaha Dega dagmadaasi.

Waxaa  lagu  Guulaystay  in la is hor Fariisiyo  Labada Dhinac  si ay u dhaqangaliyaan  dadaalada Nabadda  Bulshada ku dhaqan Degmada Caabudwaaq  kaasi  oo dhamaystir u ah  Qorshahii Bilawga ahaa  ee Madaxweeynaha  Soomaaliya uu halkaa ka unkay.

Related posts

Markabka 𝗠𝗩 𝗟𝗔𝗧𝗨𝗙 oo lagu heystay xeebaha Eyl oo la soo furtay

Markabka 𝗠𝗩 𝗟𝗔𝗧𝗨𝗙 oo lagu heystay xeebaha Eyl oo la soo furtay

August 29, 2026
Mudaneyaasha Aqalka Sare oo maanta akhrinta Koowaad marsiiyay laba Hindise-Sharciyeed

Mudaneyaasha Aqalka Sare oo maanta akhrinta Koowaad marsiiyay laba Hindise-Sharciyeed

August 29, 2026

Ciidamo    isku dhaf  ah  ayaa Laga hirgaliyay  Degmadaasi  kuwaasi   oo ka qayb qaadanaya  Xasilinta amniga Magaalada  si looga hortago   isku dhacyo Marka kale Dhexmara   Beelahii  la Heshiisiiyay.

la Taliyaha Madaxweeynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Sheekh Abuubakar  Bashiir C/laahi ayaa  sheegay in ay Guulaysteen Dhamaystirka  Heshiis Nabadeed  oo ay dhex  dhigaan Dhinacyada Beelahii isku hayay Degmada Caabduq Waaq  laguna Guulaystay Samaynta  ciidamo  Nabasugda ah  oo Hanta Amaanka  si ay dadku     ugu Wada  Noolaadaan Magaalada si Nabad ah.

Dhina kale Taliyaha Madaxweeynaha  ayaa  hadlay  Rajada   laga  in dib uheshiisiinta ay usameeyeen bulshada  inay noqoto Taaba Gal ah  isagoo  tilmaamay  in qorahaha 2 aad ee Hiigsigoodu  yahaw  Nabadaynta  bulshada  ku dhaqan xeraale Halkaasi oo  Maalmahaanba la soo Warinayay  in  ka jirto xisad udhaxaysa Dadka ku Nool Deegaankaasi.

Socdaalkii Nabadda ee Madaxweeynuhu  uu ku Tagay  Degmada  caabudwaaq  ayaa  waji cusub ufuray      bulshada  ku  Dhaqan Caabudwaaq aydoo  uu Dib ufurmay   isu socodkii  dadka  oo ay  kala xirtay  colaadsokeeye  oo Udhaxysay in Mudda  ah

Previous Post

Xukuumadda Soomaaliya oo furtay wejiga koowaad ee tirakoobka Shaqaalaha Rayidka ee Hey’adaha Dawladda+Sawirro

Next Post

Ciidanka Xoogga dalka oo Nabad diidka Alshabaab ka saaray Degmadda Sablaale ee Gobolka Sh.hoose

Next Post
Ciidanka Xoogga dalka oo Nabad diidka Alshabaab ka saaray Degmadda Sablaale ee Gobolka Sh.hoose

Ciidanka Xoogga dalka oo Nabad diidka Alshabaab ka saaray Degmadda Sablaale ee Gobolka Sh.hoose

Markabka 𝗠𝗩 𝗟𝗔𝗧𝗨𝗙 oo lagu heystay xeebaha Eyl oo la soo furtay

Markabka 𝗠𝗩 𝗟𝗔𝗧𝗨𝗙 oo lagu heystay xeebaha Eyl oo la soo furtay

August 29, 2026
0

Ciidanka Badda Turkiga, oo iskaashi la sameynayay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa soo furtay markabka 𝗠𝗩 𝗟𝗔𝗧𝗨𝗙, oo burcad-badeeddu 17-kii...

Mudaneyaasha Aqalka Sare oo maanta akhrinta Koowaad marsiiyay laba Hindise-Sharciyeed

Mudaneyaasha Aqalka Sare oo maanta akhrinta Koowaad marsiiyay laba Hindise-Sharciyeed

August 29, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Mudanayaasha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta akhrinta koowaad marsiiyay laba hindise-sharciyeed oo muhiim u ah...

Hay’adda Aqoonsiga Qaranka ee NIRA oo Muqdisho ku qabatay kulan wacyigelin dadweyne

Hay’adda Aqoonsiga Qaranka ee NIRA oo Muqdisho ku qabatay kulan wacyigelin dadweyne

August 29, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan dadweyne oo looga hadlay dhisidda kalsoonida iyo...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qayb galay daahfurka Xusuus-Qorka Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qayb galay daahfurka Xusuus-Qorka Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf

August 29, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Abdulfatah Kasim Mohamud ayaa xalay ka qayb galay munaasabad lagu daahfuray...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In