Wednesday, September 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Cadaaladda oo tababar u soo xirtay shaqaalaha Wasaaradda Cadaaladda iyo kuwa Maamul Goboleedyada Dalka.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Cadaaladda oo tababar u soo xirtay shaqaalaha Wasaaradda Cadaaladda iyo kuwa Maamul Goboleedyada Dalka.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xiritaanka tababar socday 5 maalmmood oo lagu baranayay hanaanka sharci qorista iyo farsamooyin kale oo muhuiim ah oo ku saabsan arimaha cadaalada ayaa lagu qabatay Magaalada Muqdisho kaasi oo ay soo qabanqaabisay wasaaradda Cadaaladda soomaaliya iyado loo qabanayay shaqaalaha Wasaaradda Cadaaladda iyo kuwa Maamul Goboleedyada Dalka.

Qaar ka mida xubnaha matalayey Maamul Goboleedyada dalka ayaa ugu horeyn ka hadallay waxyaabaha ay ka barteen tababrkaan isla markaan uga mahad celiyay Wasaaradda Cadaalada oo u suura galisay in ay ka faa’iideystaan tababar noocaan oo kale ah.

Related posts

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

September 2, 2026
Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

September 2, 2026

Wasiirka Cadaalada Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Xaaji ayaa sheegay in Wasaarada qorshaheedu yahay tayeynta iyo sare u qaadista shaqaalaha wasaarada iyo kuwa Maamul Goboleedyada si loo helo qirado isku mid ah.

Dhawaan ayey ahayd markii Wasaaradda Cadaaladda ay hishiis la saxiixatay kuwa Maamul Goboleedyada isla markaan lagu heshiiyay sidii sare loogu qaadi lahaa tayada shaqaalaha Wasaaraddaha  cadaaladda ee Maamul Goboleedyadda Dalka kuwaas oo looga baahanyahay in si waanagsan uga shaqeeyaan Cadaalada dalka.

Previous Post

Guddoomiyaha aqalka sare oo kulan la qaatay Michael Keating. +SAWIRRO

Next Post

Maamulka Degmada Heliwaa oo faah faahin ka bixiyay dab xalay saqdhexe ka kacay Suuqa Xoolaha “SAWIRRO”

Next Post
Maamulka Degmada Heliwaa oo faah faahin ka bixiyay dab xalay saqdhexe ka kacay Suuqa Xoolaha “SAWIRRO”

Maamulka Degmada Heliwaa oo faah faahin ka bixiyay dab xalay saqdhexe ka kacay Suuqa Xoolaha “SAWIRRO”

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

September 2, 2026
0

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

September 2, 2026
0

Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Dr.Cabdinaasir Axmed Ibraahim, Guddoomiye Ku-xigeenkii Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo ku geeriyooday dalka Hindiya

Dr.Cabdinaasir Axmed Ibraahim, Guddoomiye Ku-xigeenkii Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo ku geeriyooday dalka Hindiya

September 2, 2026
0

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa qoyska, ehellada, bahda aqoonta iyo dhammaan...

Madaxweynaha JFS oo kulan doceed la qaatay dhiggiisa Dalka Serbia

Madaxweynaha JFS oo kulan doceed la qaatay dhiggiisa Dalka Serbia

September 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed barbar socday Shir-madaxeedka dalalka dhex-dhexaadka ah ee magaalada Belgrade,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In