Tuesday, July 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Afrika

Dhageyso: Shir looga hadlayay Caafimaadka Qarxootiga Dalalka IGAD oo kusoo dhamaaday Dalka Jabuuti

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Afrika, Wararka
0
Wufuud ka kala socota Urur gobaleedka IGAD oo ku soo qulquleysa magaalada muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiye ku xigeenka haay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka Soomaaliyeed Maxamed Aamiin Cabdulle Cismaan ayaa faah faahin ka bixiyay shirkaan oo looga hadlayay Caafimaadka iyo ka warqabida Qaxootiga dalalka ku midaysan Urur goboleedka IGAD kaasoo ka dhacay Magaalada Djabuuti ee Dalka Jabuuti.

Shirka ayaa diiradda lagu saaray sida uu sheegay Guddoomiye ku xigeenka Haay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka Soomaaliyeed sidii loo Caawin lahaa Qaxootiga dalalka IGAD gaar ahaan arrimaha Caawimaadka oo ah tiirka koowaad ee nolasha.

Related posts

Muqdisho oo uu ka furmay shir cilmiyeedka 4-aad ee Siyaasadda dhaqaalaha Dalka

Muqdisho oo uu ka furmay shir cilmiyeedka 4-aad ee Siyaasadda dhaqaalaha Dalka

July 28, 2026
DFS oo garab istaag u muujisay Boqortooyada Sacuudi Carabiya

DFS oo garab istaag u muujisay Boqortooyada Sacuudi Carabiya

July 28, 2026

Dowladaha ku midaysan Urur goboleedka IGAD ayaa dadaalo dhiiriya ugu jira Caawinta iyo ka warqabida Qaxootiga iyadoo Caalamkuna u arko in Qaxootiga ugu badani ku nool yihiin Soomaaliya.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka G ku xigeenka:

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/02/Baashi-2.mp3
Previous Post

Dhageyso Wareysi lala yeeshay Danjiraha Soomaaliya ee Midowga Yurub Ambasatoor Cali Saciid Fiqi.

Next Post

Dhagaeyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhagaeyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Dhagaeyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Muqdisho oo uu ka furmay shir cilmiyeedka 4-aad ee Siyaasadda dhaqaalaha Dalka

Muqdisho oo uu ka furmay shir cilmiyeedka 4-aad ee Siyaasadda dhaqaalaha Dalka

July 28, 2026
0

Muqdisho – Magaalada Muqdisho waxaa goor dhow ka furmaya Shir Cilmiyeedka 4-aad ee Siyaasadda Dhaqaalaha Dalka, kaas oo uu soo...

DFS oo garab istaag u muujisay Boqortooyada Sacuudi Carabiya

DFS oo garab istaag u muujisay Boqortooyada Sacuudi Carabiya

July 28, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya | 28 Luulyo 2026 – Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si kulul u cambaareyneysaa weerarradii diyaaradaha aan duuliyaha lahayn...

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ka fuliyay Deegaanka Sumadaale

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ka fuliyay Deegaanka Sumadaale

July 28, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa saaka howlgal amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanka Sumadaale ee degmada Cadale, gobolka Shabeellaha Dhexe,...

Diyaar-garowgii ugu dambeeyay ee doorashooyinka Galmudug oo laga dareemayo Ceelguula

Diyaar-garowgii ugu dambeeyay ee doorashooyinka Galmudug oo laga dareemayo Ceelguula

July 28, 2026
0

Ceelguula, Mudug – Magaalada Ceelguula ee gobolka Mudug ayaa laga dareemayaa diyaar-garowgii ugu dambeeyay ee doorashooyinka Galmudug, iyadoo maamulka iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In