Thursday, June 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Degmada Hobyo oo shacabka ugu baaqay inay la shaqeeyaan ciidamada

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Maamulka Hobyo oo soo furtay doon afduub loo heystay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiye ku-xigeenka Degmada Hobyo Maxamuud Maxamed Cawaale iyo xoghayaha maamulka Degmada ayaa uga horeyn uga mahad celiyay ciidamada amniga sida ay maamulka uga gacan siiyeen bur burinta dhismayaal fara badan oo ku yaalay wadooyinka bulshada ka dhaxeeya, kuwaasi oo ahaa sharci darro.

Maamulka ayaa xusay in ciidamada Nabadgelyada ay ku guuleysteen bur burinta dhismayaasha sharci darrada ah ee ku yiilay heeraraha waddooyinka Degmada Hobyo, waxaana ay ugu baaqeen inay la shaqeeyaan ciidamada oo ay ka hortagaan cidkasta oo ka shaqeyneysa amni darro.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta XFS oo Wasaaradda kusoo dhaweeyay kusimaha safiirka Liibiya ee Soomaaliya 

Wasiirka Warfaafinta XFS oo Wasaaradda kusoo dhaweeyay kusimaha safiirka Liibiya ee Soomaaliya 

June 23, 2026
DFS oo garab istaag u muujisay dhiggeeda Qatar dhacdadii Ras Laffan

Baaq-nabadeed oo laga soo saaray xaaladda AricadeeyeARICADEEYE

June 23, 2026

Tan iyo wixii ka danbeeyay markii dabaayaqadii bishii Janaayo ee sanadkaan uu booqasho ku tegay Degmada Hobyo Madaxweynaha Dowladda Federaalka Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaayo, isla markaana si rasmi ah uu u daah furay mashruuca dhismaha Dekadda lagu wado ineey yeelato mustaqbalka dhaw Degmada Hobyo ayaa waxaa isbadal dhanka horumarkaa laga dareemayaa Degmada Hobyo ee Goblka Mudug.

Previous Post

Fariisimo ay Al-Shabaab ku lahaayeen Gedo oo la bur-buriyay

Next Post

Ciidamada ammaanka oo ka hortagay qaraxyo lalala damacsanaa in shacabka lagu waxyeeleyo

Next Post
Ciidamada XDS oo Al-shabaab kala wareegay deegaano ka tirsan Jubbada hoose

Ciidamada ammaanka oo ka hortagay qaraxyo lalala damacsanaa in shacabka lagu waxyeeleyo

Wasiirka Warfaafinta XFS oo Wasaaradda kusoo dhaweeyay kusimaha safiirka Liibiya ee Soomaaliya 

Wasiirka Warfaafinta XFS oo Wasaaradda kusoo dhaweeyay kusimaha safiirka Liibiya ee Soomaaliya 

June 23, 2026
0

Muqdisho, 23 June, 2026: Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa...

DFS oo garab istaag u muujisay dhiggeeda Qatar dhacdadii Ras Laffan

Baaq-nabadeed oo laga soo saaray xaaladda AricadeeyeARICADEEYE

June 23, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay ka xuntahay colaadda ka socota deegaanka Aricadeeye, taas...

DFS oo garab istaag u muujisay dhiggeeda Qatar dhacdadii Ras Laffan

DFS oo garab istaag u muujisay dhiggeeda Qatar dhacdadii Ras Laffan

June 23, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay garab istaag iyo taageero buuxda u muujineysaa Dowladda...

DFS oo soo dhaweysay Is afgaradka u dhexeeya Dowladaha Mareykanka Iiraan

DFS oo soo dhaweysay Is afgaradka u dhexeeya Dowladaha Mareykanka Iiraan

June 23, 2026
0

Muqdisho, June 23, 2026: Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay soo dhaweynaysaa Isfahamka iyo Is afgaradka (Memorandum of Understanding) ee u dhexmaray...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In