Wednesday, July 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Afar Qof oo ku dhimatay dab ka kacay dhismo Ganacsiga oo ku yaallo dalka Ingiriiska

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Afar Qof oo ku dhimatay dab ka kacay dhismo Ganacsiga oo ku yaallo dalka Ingiriiska
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Afar ruux ayaa ku dhimatay Qarax iyo dab ka kacay dhismo Ganacsi oo ku yaalla magaalada Leicester ee bartaha dalka Ingiriiska xilli dambe oo maanta ah.

Sidoo kale Sawir lasoo dhigay Baraha bulshada ayaa muujinaya holac weyn oo qabsaday wax u muuqda Goob Ganacsi.

Related posts

Urur Siyaasadeedka Cadaaladda iyo Wadajirka JSP oo olole doorasho ka,sameeyay Guriceel

Urur Siyaasadeedka Cadaaladda iyo Wadajirka JSP oo olole doorasho ka,sameeyay Guriceel

July 21, 2026
Taliyaha Ciidanka Badda oo  Dalka Marocco kaga qayb galay Shirka 4-aad ee Ciidamada Badda Afrika

Taliyaha Ciidanka Badda oo Dalka Marocco kaga qayb galay Shirka 4-aad ee Ciidamada Badda Afrika

July 21, 2026

Booliska ayaa sheegay in Afar ruux oo kale oo aan aheyn kuwa dhintay oo dhaawac ah loo qaaday isbitaalka kuwaasi oo uu soo gaaray dhaawac halis ah.

Waxaa la xiray waddooyinka Aagga ay wax ka dhaceen, waxaana goobta gaaray 6-Gaari oo kuwa dab-damiska ah si looga hortago in Dabka uu kusii fido dhul hor leh.

Afhayeen u hadlay Booliska ayaa sheegay in aysan jirin cadeyn muujineysa in falkaan uu xiriir la leeyahay argagixisada, hase ahaatee waxa uu carabka ku dhuftay in ay wadaan baaris.

Wariye ka tirsan BBC-da ayaa sheegay in marka loo eego awooda Qaraxa uu saameeyay Qalabka ku xiran ilaa Afar waddo ah oo kuwa gaadiidka laga hago oo burburay.

Previous Post

Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Jubbaland oo kormeer ku tagay deegaanka Goobweyn

Next Post

Gudiga difaaca ee golaha shacabka oo wada dar dar gelinta howlaha gudiga horyaal

Next Post
Gudiga difaaca ee golaha shacabka oo wada dar dar gelinta howlaha gudiga horyaal

Gudiga difaaca ee golaha shacabka oo wada dar dar gelinta howlaha gudiga horyaal

Urur Siyaasadeedka Cadaaladda iyo Wadajirka JSP oo olole doorasho ka,sameeyay Guriceel

Urur Siyaasadeedka Cadaaladda iyo Wadajirka JSP oo olole doorasho ka,sameeyay Guriceel

July 21, 2026
0

Xubno ka tirsan Urur Siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ayaa maanta olole ballaaran oo ku aadan doorashooyinka qof iyo codka...

Taliyaha Ciidanka Badda oo  Dalka Marocco kaga qayb galay Shirka 4-aad ee Ciidamada Badda Afrika

Taliyaha Ciidanka Badda oo Dalka Marocco kaga qayb galay Shirka 4-aad ee Ciidamada Badda Afrika

July 21, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Badda iyo Difaaca Xeebaha Soomaaliya Jeneraal Cabdiwahaab Cabdullaahi Cumar ayaa magaalada Rabat ee Dalka Marocco kaga qayb galay...

Ciidamada Dab-damiska oo Bakaaraha ka damiyay dab saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha

Ciidamada Dab-damiska oo Bakaaraha ka damiyay dab saaka ka kacay Suuqa Bakaaraha

July 21, 2026
0

Ciidamada dab-damiska iyo kooxaha gurmadka degdegga ah ee Gobolka Banaadir ayaa ku guuleystay inay damiyaan dab xooggan oo maanta ka...

Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

Masuuliyiin ka socday Wasaaradaha DFS oo Muqdisho uga qaybgalay tababar lagu horumarinayo haweenka

July 21, 2026
0

Masuuliyiin ka socday wasaaradaha kala duwan ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho uga qaybgalay tababar ku saabsan dhisidda adkeysiga dhaqaale...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In