Friday, May 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gudiga difaaca ee golaha shacabka oo wada dar dar gelinta howlaha gudiga horyaal

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Gudiga difaaca ee golaha shacabka oo wada dar dar gelinta howlaha gudiga horyaal
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudiyada Difaaca iyo Amniga ee golaha shacabka ayaa maanta kulan looga hadlayay tirada ,tayada iyo sidoo kale Mushaaraadka Ciidanka Xooga Dalka la qaatay Wasiirka iyo Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Gaashaanka iyo Taliyaasha Ciidamada Xooga Dalka .

Waxaana kulanka shir guddoominayay gudoomiyaha golaha shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.

Related posts

Shiinaha oo canshuurta kastamka ka dhaafay badeecooyinka uga yimaada Afrika

Shiinaha oo canshuurta kastamka ka dhaafay badeecooyinka uga yimaada Afrika

May 21, 2026
Shirka golaha Wasiirrada Koofur Galbeed oo looga hadlay xaaladda guud ee deegaannada Koofur Galbeed

Shirka golaha Wasiirrada Koofur Galbeed oo looga hadlay xaaladda guud ee deegaannada Koofur Galbeed

May 21, 2026

Guddoomiyaha gudiga difaaca ee golaha shacabka Xildhibaan Xuseen Carab Ciise oo kulanka ka dib la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in kulankan intii uu socday   looga dooday tayeynta ciidanka xooga dalka iyo xuquuqdooda.

Wasiirka iyo saraakiisha Anagaa maanta u wacanay waxaana ka wada hadalnay sidii ciidamada xooga dalka loo tayeynta lahaa iyo mushaaraadkooda iyo tira koobka guud ee ciidamada sidoo kale waxana la kulmi doonnaa taliyaasha kale ee ciidanka Xooga dalka.

sido kale kulan ayan laqadan doona Taliyaasha ciidamaada wixii aan ka wada hadalnana kal fadhiga guud ee golaha shacaabka ayaan geyn doonaa marka uu furmo .

Gudiga difaaca ee golaha shacabka ayaa wada dar dar gelinta howlaha gudiga horyaala oo ay ka mid yihiin hubinta tirada iyo tayada ciidanka xooga dalka,iyo sido kale daryeelkooda waxayna la kaashanaya Wasaaradda Gaashaandhiga sida uu warbaahinta usheegay Xuseen Carab Ciise oo ka tirsaan Xildhibaanada golaha shacaabka soomaaliya .

Previous Post

Afar Qof oo ku dhimatay dab ka kacay dhismo Ganacsiga oo ku yaallo dalka Ingiriiska

Next Post

R/iisul wasaare Khayre oo goor dhow u amba baxay Imaaraadka Carabta

Next Post
R/iisul wasaare Khayre oo goor dhow u amba baxay Imaaraadka Carabta

R/iisul wasaare Khayre oo goor dhow u amba baxay Imaaraadka Carabta

Shiinaha oo canshuurta kastamka ka dhaafay badeecooyinka uga yimaada Afrika

Shiinaha oo canshuurta kastamka ka dhaafay badeecooyinka uga yimaada Afrika

May 21, 2026
0

Siyaasadda China ee lagu baabi’inayo canshuuraha kastamka ee badeecadaha Afrika ayaa billowday inay natiijooyin muuqda dhaliso. Arrintan waxaa shaaciyay Liu...

Shirka golaha Wasiirrada Koofur Galbeed oo looga hadlay xaaladda guud ee deegaannada Koofur Galbeed

Shirka golaha Wasiirrada Koofur Galbeed oo looga hadlay xaaladda guud ee deegaannada Koofur Galbeed

May 21, 2026
0

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi ayaa shir guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirrada...

Wasiirka Awqaafta oo kormeeray goobaha loo diyaariyay in ay degaan Xujeyda Soomaaliyeed

Wasiirka Awqaafta oo kormeeray goobaha loo diyaariyay in ay degaan Xujeyda Soomaaliyeed

May 21, 2026
0

Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS Sheekh Mukhtaar Rooboow Cali ayaa xalay kormeer ku tegay Teendhooyinka Xujeyda Soomaaliyeed loogu diyaariyay...

Saraakiil ka tirsan CXD oo lagu soo dhaweeyey magaalada Baydhabo

Saraakiil ka tirsan CXD oo lagu soo dhaweeyey magaalada Baydhabo

May 20, 2026
0

Kaaliyaha Taliska Xoogga Dalka Soomaliyeed Gen Maadey Nuurey Sheekh ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee caasimada ku meelgaarka ah ee Koofur...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In