Wasiirka wasaradda howlaha Guud & Dib u dhiska xukumadda soomaaliya Eng saadiq abdulaahi cabdi oo marti ku ahaa kulaanka todobadka ee warbaaahinta qaranka soomaaliyeed ayaa ugu baqaay shirkadaha ku howlahaan dhismooyinka ee ka howalgala dalka iney iska soo diiwan galiyaan wasaradda si loola socdo tayadda shaqooyinka dhismaha ay ka fulinyaan dalka isgona shegaay in talaabo sharci ah laga qaadi doono cidi uu hogaansami weydo awaamiirta wasaradda.
Wasiir Eng saadiq abdulaahi cabdi ayaa shegaay iney meel wnaagsan maryaan dadaalada looga jiro sidi loo fulin lahaa balan qadki dowlada turkiga ee ku Aadana dhismaha 10kun oo guri oo qeyb ka ah masharciida horumariineed ay dowlada turkiga ka fulineyso dalka.
Sido kale wasiirka ayaa ugu danbeynti ka hadlaay qorsahah uu dagsan wasaradda howlaha guud iyo dhismaha wadada isku xirta muqdisho iyo jowhar iyo dib uu soo nooleenta jamacadda ummada soomaaliyed uu dhawaan kormeraay wasirka wasardad isagona uu kugalayaay sida waxa looga qaban lahaa dhismaha jmacadda.
Wasaradda howlaha guud & dib uu dhiska xukumadda soomaaliya ayaa muddoyinkaan dambe wadaay dadaalo ku aadan sidi loo mashaaraciyo horumariineed loga fulin lahaa taaso qeyb weyn ka qadan karto harumarka dalka