Friday, May 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maalmulka Galmudug oo ka warbixiyay kulamo ay la qaateen Odoyaasha dhaqanka ee Degmada Caabudwaaq

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Galmudug: “Shirka waxa uu ku saabsanyahay sidii Nabad loogu soo dabaali lahaa Gaalkacyo”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweyne ku-xigenka Dowladda Gobalada Galmudug Maxamad Xaashi Carabey iyo wafdi uu hogaaminayo oo malmahan socdaal Nabaded ku maraya deeganno ka tirsan Gobolka Galgaduud ayaa saacadihi la soo dhaafay kulamo la qaatay odayasha iyo waxgardka Degmada Cabudwaaq kuwaa oo uu kala hadlay sidii xal warar loga gari lahaa dagaalada u dhaxeya dadka reer miyiga ah ee ku nool tuuloyinka hoostaga Degmadaasi.

Labada dhinac ayaa waxa ay isku af garteen in la joojiyo xiisadda dagaal ee ka tagan Degmada Caabudwaaq isla markaana wax walba lagu dhameeyo wadahadal, Madaxweyne ku-xigenka oo la hadlay Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed ee SONNA ayaa sheegay in odayasha ay la kulmeyn ay isku fahmeyn in la joojiyo colaadda ka tagan deegaankaasi isla markaana wax walbo wadad hadal lagu dhameeyo, waxa una intaa kusii daray in hadda kaddib aan loo dulqadan doonin ciddii jabisana xabad joojinta uu mamulka tilaaba ka qaadi doono.

Related posts

Wasiirka Qoyska oo Geneva kulan kula qaadatay Danjiraha Xuquuqul Insaanka Dowladda Ingiriiska

Wasiirka Qoyska oo Geneva kulan kula qaadatay Danjiraha Xuquuqul Insaanka Dowladda Ingiriiska

May 7, 2026
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo kulan la qaatatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah QM

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo kulan la qaatatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah QM

May 7, 2026

“Waxaan odayaasha isku afgaranay in la joojiyo dagaalka islamarkaana ciidamo ka socdo nabad sugidda iyo booliska Galmudug la geeyo deegaanka ay dirirtu ka dhacday, waxan kaloo qorsheyneynaa in dhawaan aan qabano shir dib-u-heshiisiineed oo xal waara looga gaarayo dhinacyada ku dagaallamay Degmada Caabudwaaq.” ayuu yiri Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug

Inta badan deegannada hoos taga Degmada Caabudwaaq waxaa ka dhaco dagaal u dhaxeeyo dadka xoola dhaqatada ee ku nool deeganada kuwaas oo ka dhasha qasaaro isugu jiro dhimasho iyo dhaawac.

Previous Post

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo la kulmay ardayda iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Suudaan “SAWIRRO”

Next Post

Xafladda Qalin Jabinta Dufcadda 3-aad ee Jaamacadda Jazeera oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post
Xafladda Qalin Jabinta Dufcadda 3-aad ee Jaamacadda Jazeera oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Xafladda Qalin Jabinta Dufcadda 3-aad ee Jaamacadda Jazeera oo lagu qabtay Muqdisho "SAWIRRO"

Wasiirka Qoyska oo Geneva kulan kula qaadatay Danjiraha Xuquuqul Insaanka Dowladda Ingiriiska

Wasiirka Qoyska oo Geneva kulan kula qaadatay Danjiraha Xuquuqul Insaanka Dowladda Ingiriiska

May 7, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Geneva ee dalka Switzerland kulan mira...

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo kulan la qaatatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah QM

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo kulan la qaatatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah QM

May 7, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan la yeelatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Xoojinaysa Iskaashiga Adeegyada Baasaboorrada iyo Socdaalka

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Xoojinaysa Iskaashiga Adeegyada Baasaboorrada iyo Socdaalka

May 7, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta xarunta Wasaaradda...

𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐱𝐚𝐫𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐤𝐚 𝐣𝐚𝐫𝐞𝐲 𝐚𝐝𝐞𝐞𝐠 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝 𝐨𝐨 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐤𝐨𝐫𝐝𝐡𝐢𝐲a𝐲 𝐈𝐬𝐛𝐢𝐭𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐫𝐭𝐢𝐢𝐧𝐢

𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐱𝐚𝐫𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐤𝐚 𝐣𝐚𝐫𝐞𝐲 𝐚𝐝𝐞𝐞𝐠 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝 𝐨𝐨 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐤𝐨𝐫𝐝𝐡𝐢𝐲a𝐲 𝐈𝐬𝐛𝐢𝐭𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐫𝐭𝐢𝐢𝐧𝐢

May 7, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadam ayaa xarigga ka jaray qeybo si heersare...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In