Saturday, September 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xafladda Qalin Jabinta Dufcadda 3-aad ee Jaamacadda Jazeera oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Xafladda Qalin Jabinta Dufcadda 3-aad ee Jaamacadda Jazeera oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xafladda Qalin jabinta Jaamacadda Jazeera dufcadda 3-aad, waxaa ka soo qaybgalay qaar ka mid ah madaxda dowladda, gaar ahaan Wasaaradaha Waxbarashada iyo Caafimaadka, Madaxda Jaamacadaha, Isbitaalada, bulshada rayidka, daladaha waxbarashada, Culimada iyo Waalidiinta.

Guddoomiyaha Jaamacadda Jazeera Prof Salaad Ibraahiim Fiidow ayaa u hambalyeeyay guud ahaan ardayda ka qalin jabisay Jaamacadda Jazeera, isagoo kula dardaarmay iney dhaqan galiyaan wixii ay barteen, bulshadana ugu adeegaan qaab wanaagsan.

Related posts

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

September 12, 2026
Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

September 12, 2026

Dhammaan Mas’uuliyiinta lagu casuumay munaasabadda ayaa ka wada sinnaa hambalyada iyo bogaadinta ardayda ka qalin jabisay qaybaha kala duwan ee kulliyadaha Jaamacadda Jazeera, kuwaas oo ay ka mid ahaayeen Caafimaadka, Cilmiga Kombiyuuterka , Waxbarashada iyo ย Injineerin.

Jaamacadda Jazeera oo ka mid ah Jaamacadaha ilaaliya tayada iyo akhlaaqda wanaagsan ayaa soo saartay mudadii ay jirtay arday aad uga dhex muuqda bulshada qaybaheeda kala duwan, ardaydaas oo lagu soo abaabiyay dhaqan wanaagsan iyo waxbarasho tayo sare leh, wuxuuna maamulka sare ee Jaamacadda Jazeera ballan qaaday inuu joogtayn doono adeegga waxbarasho ee uu u haayo ubadka Soomaaliyeed ee mudada dheer burburka ku jiray.

Previous Post

Maalmulka Galmudug oo ka warbixiyay kulamo ay la qaateen Odoyaasha dhaqanka ee Degmada Caabudwaaq

Next Post

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgallo ka wada deegaanno hoostaga Balcad

Next Post
Guluf Dagaal oo ka dhan ah Maleeshiyaadka Al shabaab oo ka Bilowday Gobolka Bakool

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgallo ka wada deegaanno hoostaga Balcad

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

September 12, 2026
0

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

September 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐ž ๐จ๐จ ๐ข๐ฌ๐ฅ๐š ๐—๐ข๐ฌ๐š๐š๐›๐ญ๐š๐ง ๐‹๐š ๐’๐š๐ฆ๐ž๐ž๐ฒ๐š๐ฒ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐š๐ก๐š ๐…๐ž๐๐ž๐ซ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa la xisaabtan iyo qiimeyn ku sameeyay Wasiirada Xukuumadda Dan Qaran....

Madaxweyne Xasan Sheekh oo daahfuray sanad-tacliimeedka 2026/2027 ee Waxbarashada sare ee dalka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo daahfuray sanad-tacliimeedka 2026/2027 ee Waxbarashada sare ee dalka

September 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qayb galay munaasabadda furitaanka sannad-tacliimeedka 2026/2027 ee waxbarashada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In