Tuesday, May 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maalinta Haweenka Aduunka ee 8 Marso oo maanta laga xusayo Dalka

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Maalinta Haweenka Aduunka ee 8 Marso oo maanta laga xusayo Dalka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabado lagu xausayo maalinta Haweenka Aduunka ee 8-Maarso ayaa maanta lagu wadaa iney ka dhacaan meelo badan oo ka mid ah Gobolada dalka oo ay ka mid tahay Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.

Munaasabadaha ayaa ah mid lagu weyneynayo maalintan 8-Maarso oo ah maalin ku weyn Haweenka Aduunka gaar ahaan Haweenka Soomaaliyeed oo laf dhabar u ah Bulshada qeyb weyna ka qaata Horumarka.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Danjiraha Talyaaniga ee Soomaaliya

May 18, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

.Bayaan ka soo baxay Dowladda oo lagu taageeray Boqortooyada Sacuudiga

May 18, 2026

8-da Bisha Maarso ee sanad walba Haweenka ku nool aduunyadu waxay soo bandhigaan guullaha ay gaareen iyo caqabadaha la oran karo way hor taagan yihiin.

Guddoomiyaha Gobolkka Banaadir ahna Duqa Muqdisho C/raxmaan Cumar Cusmaan (Injineer Yariisow) iyo Ergayga garaka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating ayaa Haweenka Soomaaliyeed ugu hambalyeyay munaasabada 8-Maarso,waxayna muujiyeen dowrka aan la dafiri Karin ee Bulshada ay kaga jiraan.

“Caqabadahan waa in wax laga qabtaa oo laga gudbaa iyadoo la sameynayo shuruuc adag, siyaasado dowladeed iyo barnaamijyo wax ku ool ah. Ka qaybgalka haweenka ee go’aan qaadashada xilalka hoggaamineed oo la kordhiyo ayaa lagama maarmaan ah,” ayuu yiri Md. Keating,’ Ayuu yiri Micheal Keating.

8-Maarso waa maalin loo qoondeeyay in loogu qiimeyo haween weynaha adduunka ku nool iyadoona maanta oo kale wadamada caalamka lagu qabto dabaal dagyo waaweyn,waxayna Soomaaliya ka mid tahay meelaha sida aadka ah looga xusayo.

Previous Post

Ergayga QM u qaabilsan Soomaaliya oo ku amaanay Haweenka Soomaamliyeed kaalinta ay ka qaataan horumarinta Dalka (WARSAXAAFADEED)

Next Post

Marwada 1-aad ee dalka oo hambalyo u dirtay Haweenka Soomaaliyeed

Next Post
Marwada 1-aad ee dalka oo hambalyo u dirtay Haweenka Soomaaliyeed

Marwada 1-aad ee dalka oo hambalyo u dirtay Haweenka Soomaaliyeed

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Danjiraha Talyaaniga ee Soomaaliya

May 18, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya,...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

.Bayaan ka soo baxay Dowladda oo lagu taageeray Boqortooyada Sacuudiga

May 18, 2026
0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa isku dayga weerar ee loo adeegsaday diyaaradaha aan duuliyaha lahayn, kaas oo...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Safiirka Turkiga iyo saraakiil kale

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Safiirka Turkiga iyo saraakiil kale

May 18, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Turkiga u fadhiya Soomaaliya, Mudane Alper...

Wasiirka Amniga Gudaha oo Muqdisho ka daah-furay tababarka macallimiinta Booliiska Soomaaliyeed

Wasiirka Amniga Gudaha oo Muqdisho ka daah-furay tababarka macallimiinta Booliiska Soomaaliyeed

May 18, 2026
0

Wasiirka Amniga Gudaha Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah uga daah-furay tababarka macallimiinta Ciidanka Booliiska...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In