Thursday, March 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Maqaallo

Isticmaalka Taabuugga iyo Xanuunada laga dhaxlo (SAWIRO)

admin by admin
8 years ago
in Maqaallo
0
Isticmaalka Taabuugga iyo Xanuunada laga dhaxlo (SAWIRO)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Warbixin: Xubinimada EAC waxay Soomaaliya iyo Gobalkaba u horseedi doontaa waa cusub oo Rajo, Xasilooni iyo Barwaaqo

Warbixin: Xubinimada EAC waxay Soomaaliya iyo Gobalkaba u horseedi doontaa waa cusub oo Rajo, Xasilooni iyo Barwaaqo

November 13, 2023
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Muqdisho kula kulmay Wakiilada Beesha Caalamka ee Soomaaliya

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Muqdisho kula kulmay Wakiilada Beesha Caalamka ee Soomaaliya

December 29, 2022
 

Inta aanan u galin dulucda Maqaalkaan, bal marka hore aan qeexno, waa maxay Taabuug, inteese laga keenaa?, Taabuuggu waa nooc ka mid ah Tubaakada, taasoo Afka la gashado, taasoo ay dadka cuno ku tilmaamaan inay ka helaan firfircooni, balse ay dhinac taallo dhibaatada uu u leeyahay caafimaad ahaan, waxaana laga keenaa Dalka Kenya, waxaana keena Diyaaradaha Qaadka.

Baaritaan lagu sameeyay Dadka cuno Taabuugga ee ku nool Soomaaliya, ayaa waxaa u badan dhallinyarada, gaar ahaan kuwa dhigta Dugsiyada Sare iyo Jaamacadaha.

Baartiaanno kale oo dheeraad ah oo lagu sameeyay Dadka isticmaala Taabuugga ayaa lagu sheegay inay u badan yihiin Gabdhaha, taasina waxaa lagu ogaaday, dadka ka shaqeeya nadaafadda goobaha Waxbarashada ayaa sheegay inay ka soo ururiyaan Taabuugaasi musqulaha Gabdhaha, waxaase la yaab leh maxaa u sabab ah inay cunaan Hablaha da’da yar e mustaqbal ku leh Dadka iyo Dalka Soomaaliyeed?, waase su’aal u baahan in dib loo baaro.

Dalkeenna Soomaaliya waxaa marka hore dhibaato ku haayay Qaadka,Sigaarka, Shiishadda ama Badeecada iyo Tubaakada, kuwaasi oo maaro loo la’aa, waxaase hadda ku soo biiray nooc ka mid ah Daroogada oo lagu magacaabo Taabuug, taasoo ah halis kale oo soo food saartay Dhallinyarada soo koreysa, taasoo la doonayo in lagu baabi’iyo Jiilasha Mustaqbalka dalka iyo dadkaba wax tari lahaa.

Qofka cuna Daroogada Loo yaqaano Taabuuga ayaa loo diray digniin xooggan oo dhanka Caafimaadka ah, haddaba sida aan ognahay wax kasto oo daraagis ah Saamayn ayay ku yeeshaan isticmaalaha, sidii doontaba ha ahaatee, waxaa lagu faafiyay Baraha Bulshada dhibaatada uu taabuugu u geesto Dadka isticmaala, taais oo Lagu muujiyay in uu aad u wax yeelooyo, Afka sida.Carabka.Ilkaha,Faruuryaha,Qaaxada iyo waliba Mindhicirada, waxaana xusid mudan in Baakadka ay ku jirto Taabuuggu ay ku dul qoran tahay Digniin ah, inta aad ka fileyso waxaa ka badan inta aadan ogeyn ee halis ah, si la mid ah digniinaha ku qoran Baakadka Sigaarka.

Digniino badan ayaa lagu faafiyay Baraha Caafimaadka waxaana u badan dadka cuna dhalinyarada, waana qayb ka mid ah digniinaha loo diro Dhalinyarada Soomaaliyeed.

Haddaba sidaan ayuu noqonayaa Qofkii Isticmaala Taabuuka Afkiisa.

Xigasho:-SONNA.SO

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo” Fulinta Sharciga waa waajib nawada saaran dowlad iyo shacab”

Next Post

Duqa Muqdisho oo shaqada ka joojiyey shaqaale cabirey oo bixiyey dhul waddo ah

Next Post
Guddoomiye Yarisow oo magacaabay Guddi baaritaan ku sameeya sababta barakacayaasha xoogga looga saaray deegaanka KM 13

Duqa Muqdisho oo shaqada ka joojiyey shaqaale cabirey oo bixiyey dhul waddo ah

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo soo xiray Madasha Bandhigga Sahanka Qiimeynta Heerka U-Diyaargarowga Dhijitaalka

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo soo xiray Madasha Bandhigga Sahanka Qiimeynta Heerka U-Diyaargarowga Dhijitaalka

March 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda isgaarsiinta iyo teknolojiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Soomaali , ayaa maanta magaalada Muqdisho kusoo xiray Madasha Bandhigga...

Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

March 12, 2026
0

Ilaa 1,000 qoys oo ay si daran u saameysay abaarta ka jirta qaybo ka mid ah dalka ayaa ka faa’iideystay...

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

March 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) S/Guuto Ibrahim Mohamed Mahmoud ayaa kulan sagootin iyo dardaaran ah la qaatay ciidamo gaar...

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

March 12, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In