Wednesday, May 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Nabadoon Axmed Cabdulle Jimcaale oo lagu aasay Muqdisho

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Nabadoon Axmed Cabdulle Jimcaale oo lagu aasay Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Alle ha u naxariisto waxaa magaalada Muqdisho gaar ahaan Isbitaalka Madiina lagu aasay meydka Nabadoon Axmed Cabdulle Jimcaale oo shalay kooxo dhagar qabayaal ah ku dileen caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.

Aaska meydka Nabadoon Axmed Cabdulle Jimcaale ayaa waxaa ka qeyb galay Mas’uuliyiin ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya,qaar ka mid ah mudabnayaasha labada Gole ee Baarlamaanka,Xubno ka tirsan Maamul Goboleedka Hirshabeelle iyo Caa’ilada Marxuumka.

Related posts

Saraakiil ka tirsan CXD oo lagu soo dhaweeyey magaalada Baydhabo

Saraakiil ka tirsan CXD oo lagu soo dhaweeyey magaalada Baydhabo

May 20, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo gaaray Buur-Hakaba

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo gaaray Buur-Hakaba

May 19, 2026

Mas’uuliyiin ka tirsabn labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya oo ka hadlay goobta marxuumka lagu aasay ayaa marka hore tacsi warbaahinta u mariyay ehelada iyo Bulshada ku dhaqan Gobolka Hiiraan oo uu nabadoonku ka baxay.

Xildhibaan Cabdullaahi Goodax Bare iyo Godoomiyihii hore ee Gobolka Hiiraan C/fitaax Xasan Afrax oo ku hadlayey codka caa’illada marxuumka ayaa fariin u direy maleeshiyaadka Al-Shabaab oo ay sheegeen Nabadoonka iney u dileen dagaal looga hortagey deegaanka Maxaas ee Gobolka Hiiraan

Xildhibaan Nuur iidow Jimcaale oo ka tirsan mudanayaasha Golaha shacabka ayaa sheegey in dagaalada Al-shabaab looga sifeynayo deegaanada Gobolada Hiiraan iyo Galgaduud u joogsaneyn dilka Marxuum Axmed Cabdulle Jimcaalle

Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Daahir Cusmaan ayaa tacsi u diray Ehalada Marxuumka iyo bulshada Soomaaliyeed, wuxuuna Alle uga rajeeyey jannadi fardowso inuu ka waraabiyo Axmed Cabdulle Jimcaale oo gacan ka xaq darani dishay

Previous Post

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada ee Radio Muqdisho 18-03-2018

Next Post

Jaaliyadda Gobolka Gedo oo taageeray wada hadalada maamuladda Mandhera & Beledxawo

Next Post
Jaaliyadda Gobolka Gedo oo taageeray wada hadalada maamuladda Mandhera & Beledxawo

Jaaliyadda Gobolka Gedo oo taageeray wada hadalada maamuladda Mandhera & Beledxawo

Saraakiil ka tirsan CXD oo lagu soo dhaweeyey magaalada Baydhabo

Saraakiil ka tirsan CXD oo lagu soo dhaweeyey magaalada Baydhabo

May 20, 2026
0

Kaaliyaha Taliska Xoogga Dalka Soomaliyeed Gen Maadey Nuurey Sheekh ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee caasimada ku meelgaarka ah ee Koofur...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo gaaray Buur-Hakaba

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo gaaray Buur-Hakaba

May 19, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Buurhakabo...

Taliyaha Hay’adda NISA oo la kulmay Imaam Daahir Imaam Maxamuud

Taliyaha Hay’adda NISA oo la kulmay Imaam Daahir Imaam Maxamuud

May 19, 2026
0

Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad, ayaa maanta degmada Gubadley ee Gobolka Banaadir kulan...

Soomaaliya oo ka mid noqotay dalalka Isku Aadka Qaramada Afrika loo qori tuuray

Soomaaliya oo ka mid noqotay dalalka Isku Aadka Qaramada Afrika loo qori tuuray

May 19, 2026
0

Xiriirka Kubadda Cagta Afrika ayaa shaaciyay isku aadka isreeb-reebka heerka Groupyada ee tartanka Qaramada Afrika ee 2027, iyadoo munaasabad weyn...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In