Sunday, May 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ka qeyb galay tartan isboorti oo lagu qabtay Degmada Hodan

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Dhageyso: XFS  oo faah faahin ka bixisay qorshayaasha horyaala 2018-2019
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tartankaan oo u dhaxeya 32  Iskuul oo ku yaala Degmada Hodan oo uu ku jiro iskuul ay dhigtaan ardayda naafo ah oo la’a Maqalka ayaa galabta waxa u daawasho tagey Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo ay wehliyaan Wasiirada Amniga, dhallinyarada, Xildhibaanno ka tirsan Golaha shacabka iyo xubno kale oo ka socday Maamulka Gobolka Benaair si  ay u dhiiri geliyaan dhallinyarada leh hamiga isboortiga.

Tartanka oo marayo heerka loo qayaano 16-ka ayaa waxa galabta cayaar xiiso badan ku dhex  martay garoonka  salaxa ee Degmada Hodan Iskuulada  Sheekh Madar iyo Kooxda ku ciyaareysay Dugsiga Dhagoolayaasha ee SONAD oo ka qeyb galaya tartankani uu maamulka Degmada soo qaban qaabiyay

Related posts

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

May 31, 2026
Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

May 31, 2026

Dhamaan dadkii ka dhaqayb galay daawayasha oo u badnaa dhallinyaro ayaa ku farxay markii ay arkeen Ra’iisul Wasaare Khayre iyo xubno ka tirsan Golaha Waisirada ee  kala qayb  galaya daawashada kulan ciyareedkaan xiisaha lahaa ee soo jiitay dhamaan intii u soo daawasho tegtay cayaarta.

Kooxaha Sheekh Madar iyo SONAD oo galabta ciyaarayay ayaa soo bandhigay ciyaar aad u xiisa badneyd oo ku dhisneed weerar iyo weerar celis, taas oo soo jiidatay madaxda iyo bulshada u soo daawasho tegtay garoonka Salaxa ee Degmada Hodan, waxaana ugu danbeyn daqiiqadihii ciyaarta loogu tala galay ay kusoo idlaatay 4-0 oo ay guusha ku raacday Kooxda dhagoolayaasha ee Sonad

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federalka Soomaaliyeed ayaa  mid  mid u salaamay dhallinyaradda  cayaartoyda labada Iskuul ee soo bandhigay ciyaar wanaaga,  si uu ugu muujiyo taageerada uu u hayo  dhallinyarada aan lixaadooda dhameystirneyn, isagoo wax lagu farxo ku tilmaamay xifradda cayaareed ee  ay soo bandhigeen dhamaan labada koox.

 

 

 

 

 

Previous Post

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir oo kulan la qaatay Ergeyga Gaarka ah ee dalka Talyaaniga u qaabilsan Afrika “SAWIRRO”

Next Post

Dhageyso: Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada ee Radio Muqdisho 19-03-2018

Next Post

Dhageyso: Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada ee Radio Muqdisho 19-03-2018

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

Kala guurka Togan: Waa Faallo uu qoray Wasiir Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dhaarinta Xildhibaanada Koofur-Galbeed: Riyadii hadda waa run. Shalay, Magaalada Baydhabo waxaa lagu dhaariyay Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Dawlad-goboleedka Koofur...

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir ayaa si rasmi ah u shaaciyay jadwalka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee...

Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay qaar kamid ah Saraakiisha Ciidamada Xooga Dalka

Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay qaar kamid ah Saraakiisha Ciidamada Xooga Dalka

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan la qaatay Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka...

Horjoogayaal lagu dilay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Hoose

Horjoogayaal lagu dilay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Hoose

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal ay ka fuliyeen deegaanka Hanti Wadaag ee gobolka Shabeellaha Hoose ku dilay laba...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In