Wednesday, March 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirka bilaha ah ee xasilinta dalka oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Shirka bilaha ah ee xasilinta dalka oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirkan oo bishii mar ay isga  xog waraystaan  dowladda Federaalka, Dowlad goboleedyada iyo Beesha Caalamka horumarada iyo caqabadaha dadaallada adeegyada muhiim ka u ah nolosha lagu gaarsiinayo deegannada laga xureeyay maleeshiyada Al-Shabaab, waxa ka qeyb galay Wasiiro dowladaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Soomaaliya, Lataliyaha Madaxweynaha ee dhanka Amniga,  Wasiiro ka socday Maamul Goboleedyada, Madaxda Hey’adaha ka shaqeeya xasilinta iyo beesha Caalamka

Shirkan waxaa si gaar ah diiradda loogu saaray ahmiyadda Amnigu u leeyahay xasilinta sida uu sheegay Wasiiro Dowlaha Wasaarada Arrimaha Gudah Mudane Cabdullaahi Faarax Wehliye.

Related posts

Tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka oo la soo gabagabeeyay “SAWIRRO”

Tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka oo la soo gabagabeeyay “SAWIRRO”

March 18, 2026
Tartamayaasha Degmada Hodan oo caawa ku guuleystay tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Hodan oo caawa ku guuleystay tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka “SAWIRRO”

March 17, 2026

“Waxyaabaha aan ka hadalnay maanta waxa ka mid ahaa in Hey’adaha Amniga ay warbixin naga siiyeen halka ay waxmarayaan qaabka ay  u qorsheeyeen in dowladdu AMISOM ugala wareegto Amniga, anagana waxaan ka wada hadalnay sida xasilintu uga qeyb qaadan karto Amniga macnaheedu waxa weeye xasilintu waxa ay ka shaqeysay dhamaan deegaanada laga xureeyay Al-Shabaab sidii adeegii bulshada loogu soo celin lahaa amnigana waa u muhiim” Wasiiro Dowlaha Arrimaha Gudaha ayaa sidaasi yiri

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Galmudug Maxamed Xayir Nuur oo ka mid ahaa Wasiirada ka socday dowlad goboleedyada ayaa tilmaamay in shirkan uu muhiim yahay xalka caqabadaha horyaala xasilinta.

Dowladda Federaalka oo kaashanaysa dowlad goboleedyada dallka ayaa dadaal ku bixinaysa sidii adeegyada aas aasiga ah ay u heli lahaayeen dadka ku nool deeganada laga xureeyay Al-Shabaab.

Cabdishakur Cali Axmed 

Previous Post

Madaxweynaha Puntland oo kulan laqaatay Hay’adaha Ka hawlgala deegaannada Puntland “SAWIRRO”

Next Post

Soomaalida ku dhaqan Dalka Mareykanka oo ka hadlay dareenkooda ku adan muranka ka tagan soodinta u dhexeysa labada dal

Next Post
Soomaalida ku dhaqan Dalka Mareykanka oo ka hadlay dareenkooda ku adan muranka ka tagan soodinta u dhexeysa  labada dal

Soomaalida ku dhaqan Dalka Mareykanka oo ka hadlay dareenkooda ku adan muranka ka tagan soodinta u dhexeysa labada dal

Tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka oo la soo gabagabeeyay “SAWIRRO”

Tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka oo la soo gabagabeeyay “SAWIRRO”

March 18, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale iyo Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo...

Tartamayaasha Degmada Hodan oo caawa ku guuleystay tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Hodan oo caawa ku guuleystay tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka “SAWIRRO”

March 17, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Gobolka Banaadir oo deeq lacageed oo Ciid-siin ah u qeybiyey dad baahiya gaar ah qaba

Gobolka Banaadir oo deeq lacageed oo Ciid-siin ah u qeybiyey dad baahiya gaar ah qaba

March 17, 2026
0

Guddoomıyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdısho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta deeq lacageed oo Ciid-siin ah...

Hay’adda SoDMA oo Maalintii 3-aad Gurmad Biyo Dhaamin ah ka waddo Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo Maalintii 3-aad Gurmad Biyo Dhaamin ah ka waddo Baydhabo

March 17, 2026
0

Maalintii 3-aad, Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed si gaar ah gudaha iyo tuulooyinka ku xeeran magaalada Baydhabo, waxaa si xowli ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In