Monday, September 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hogaamiyaha W.Kuuriya oo safar qarsoodi ah ku tagay Shiinaha

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Hogaamiyaha W.Kuuriya oo safar qarsoodi ah ku tagay Shiinaha
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

wararka laga helayo warbaahiinta dalka shiinaha ayaa sheegaya  in u dalkasi soo garey sargaal sare oo ka socda dalka W/Kuuriya

warbaahinta dalka Shiinaha ayaa sheegtay in  loo maleeyo in uu yahay hogaamiyaha sare ee K/ Waqooyi ee Kim Jong-un.

Related posts

Wasaaradda Qorsheynta oo ka qeyb gashay wadatashiga maalgashiga Webiga Shabeelle

Wasaaradda Qorsheynta oo ka qeyb gashay wadatashiga maalgashiga Webiga Shabeelle

September 14, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Kormeer Shaqo ku Tagay Difaacyada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Kormeer Shaqo ku Tagay Difaacyada Baydhabo

September 14, 2026

Warbaahinta Jaban ayaa hadaal haysa  in sargaalkan sare u ka yimiid K/waqooyi wuxuuna la socday gaadiidka loo yaqaanno Tareenka,iyadoo si weyn loo adkeeyay ammaanka dalka shiinaha.

K/kuuriya ayaa sheegtay in aysan garaneyn sargaalkasi sare ee gaaray dalka Shiinaha,balse ay si taxadar ah ula socon doonaan xaaladda.

Ma jirto cid ka tirsan Shiinaha iyo W/Kuuriya oo ka hadashay safarka madaxweyne Kim Jong-un ,hasa yeeshee socdaalkasi waxaa loo arkaa mid macno iyo horumar leh.

Mr Kim socdaalkiisu waa kii ugu horeeyay ee uu ku tago dibadda tan iyo marki uu qabtay xilka madaxtinimo  sanadkii 2011.

xigasho sonna

Previous Post

Dhageyso: Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare oo baaqa udiiray bulshada gobolka Shabeellaha Hoose

Next Post
Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare oo baaqa  udiiray bulshada gobolka Shabeellaha Hoose

Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare oo baaqa udiiray bulshada gobolka Shabeellaha Hoose

Wasaaradda Qorsheynta oo ka qeyb gashay wadatashiga maalgashiga Webiga Shabeelle

Wasaaradda Qorsheynta oo ka qeyb gashay wadatashiga maalgashiga Webiga Shabeelle

September 14, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Mudane Cabdifaatax Cabdulqaadir Faarax, ayaa ka qeyb galay kulan wadatashi ah...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Kormeer Shaqo ku Tagay Difaacyada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Kormeer Shaqo ku Tagay Difaacyada Baydhabo

September 14, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo, xarunta...

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

September 13, 2026
0

Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu xusayo Maalinta Dalxiiska Soomaaliya. Munaasabadda waxaa lagu...

Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

September 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug, Cabdullaahi Maxamed Daahir Leedo, oo ay weheliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug, Daahir Faarax...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In