Wednesday, March 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

ELMAN IYO JENYO OO KA SOO GUDBAY MARXALADII MAARSO

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
ELMAN IYO JENYO OO KA SOO GUDBAY MARXALADII MAARSO
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kooxda kubada cagta Elman ayaa dib ugu soo laabatay wadadii guusha kadib afar kulan oo wax guul ah aysan arkin.

Related posts

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚  𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 oo  𝟓𝟎 𝐁𝐨𝐨𝐲𝐚𝐝𝐨𝐨𝐝 𝐨𝐨 𝐁𝐢𝐲𝐨 𝐚𝐡 𝐆𝐚𝐚𝐫𝐬𝐢𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐃𝐞𝐞𝐠𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐥𝐪𝐚𝐥𝐨𝐨𝐜𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐃𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐧 𝐚𝐲 𝐊𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐜𝐝𝐚𝐲 𝐃𝐡𝐢𝐦𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐥𝐚 𝐗𝐢𝐫𝐢𝐢𝐫𝐭𝐚 𝐁𝐢𝐲𝐨 𝐋𝐚’𝐚𝐚n

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 oo 𝟓𝟎 𝐁𝐨𝐨𝐲𝐚𝐝𝐨𝐨𝐝 𝐨𝐨 𝐁𝐢𝐲𝐨 𝐚𝐡 𝐆𝐚𝐚𝐫𝐬𝐢𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐃𝐞𝐞𝐠𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐥𝐪𝐚𝐥𝐨𝐨𝐜𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐃𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐧 𝐚𝐲 𝐊𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐜𝐝𝐚𝐲 𝐃𝐡𝐢𝐦𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐥𝐚 𝐗𝐢𝐫𝐢𝐢𝐫𝐭𝐚 𝐁𝐢𝐲𝐨 𝐋𝐚’𝐚𝐚n

March 4, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo qaabilay James Swan

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo qaabilay James Swan

March 4, 2026

Kooxda Waxool oo ugu hooseysa horyaalka ayeey 4-1 ugu adkaatay kulankii 11-aad ee horyaalka soomaaliya oo ay ciyaartay Elman Fc.

Afartii kulan ee ugu danbeyay oo ay ciyaartay elman waxay gashay hal barbaro oo quraa halka sadex laga adkaaday.

Maxamed Nuur Cismaan ayaa lab ka mid ah u saxiixay elman afarta gool oo Waxool ay ku dhaaftay kooxda elman halka labada kale ay kala qaybsadeen Anwar Shakunda iyo Cali Aawoow, waxool oo dhalisay goolkii 7-aad horyaalka Soomaaliya ayaa waxaa u saxiixay Maxamed Deeq oo wata lambarka 17-aad ee kooxdaasi.

Kulankaan sadexdii kulan ee ka horeyay ayeey kooxda elman waxay laba guuldaro kala  kulantay kooxaha Ciidanka Booliska iyo Milataarka waa Heegan Iyo Horseed  ayadoo barbaro 2-2  ah la gashay jamahiirta Jenyo oo sidoo kale xaalada ay ku xun tahay xili ciyareedkan.

Dhanka kale elman ayaa iska soo guday sadex goo loo lagu lahaa waxaana ay ka dhigan tahay in kooxda Elman ay dhalisay 23 gool lagana dhaliyay 23 gool.

Elman waxay ciyaartay bishii tagtay ee marso shan waxaana ay adkaatay hal kulan oo quraa waxaana ay u ahayd bishii ugu xumeyd ee soo marta inta uu horyaalka soomaaliya socdo kooxaha Batroolka Horseed iyo Heegan ayeey kala kulantay guuldarooyin ayadoo kooxda Jenyo barbaro la gashay waxaana ay adkaatay dhamaan kulamadii ay ciyaartay bisha marso kooxda elman hal kulan oo quraa Gadiidka ayeey 3-0 ugu adkaatay mana jirto kulan kale oo ay adkaatay.

LIXDII KULAN EE U DANBEYAY OO AY SOO CIYAARTO ELMAN FC

01/04/2018     Elman FC         4 : 1     Waxool FC

28/03/2018     Elman FC         1 : 2     Heegan S.C

22/03/2018     Horseed S.C     2 : 0     Elman FC

16/03/2018     Elman FC         2 : 2     Jeenyo FC

09/03/2018     Elman FC         3 : 0     Gaadiidka FC

01/03/2018     Elman FC         1 : 4     Batroolka FC

KULAMADII BISHA MAARSO EE ELMAN

Kooxda kubada cagta LL PPJenyo ayaa adkaaday kulankii ugu horeyay afar kulan kadib

Jenyo waxay 6-0 ugu adkaatay kooxda Batroolka oo la kulantay guuldaradii afaraad horyaalka soomaaliya.

Batroolka laba kulan oo quraa ayeey adkaatay dhamaan kulamada ay ciyaartay horyaalka soomaaliya ayadoo sidoo kale Batroolka ay tahay kooxda laga dhaliyay tirada goolasha labaad ee ugu badan horyaalka soomaaliya waxaana shabaqadooda la taabsiiyay 22 gool halka ay dhaliyeen 10 gool waxaana deen ku ah 12 gool.

Jenyo waxay u soo dhaqaaqday kaalinta shanaad ee kala horeynta horyaalka soomaaliya waxayna isku dhibco yahiin kooxda Elman oo ay kaga horeyso dhanka goolal tirsiga maadama elman wax gool ah aysan lahayn kooxda Jenyo ayaa kaalinta shanaad waxay kaga jirtaa hal goo loo quraa oo ay leedahay kooxdaasi kadib markii ay iska soo guday shan gool oo lagu lahaa Jenyo waxay dhalisay 14 gool ayadoo laga dhaliyay 13 gool.

Kooxda Jenyo afar kulan oo ciyaartay Bisha marso laba waa laga adkaaday labana waxay gashay barbaro ma jirto kulan ay adkaatay dhamaan kulamadii ay ciyaartay bishii tagtay ee marso kooxaha Waxool iyo Banaadir ayeey kala kulantay guuldarooyin halka laba barbaro ay la gashay Madbacadda iyo Elman.

Guul ay gaarto kooxda Jenyo waxaa ugu danbeysay kulan ay ciyaartay 28-kii bishii labaad kulan ay la ciyaartay kooxda Heegan oo 1-0 ay ugu adkaatay.

KULAMADII BISHA MAARSO EE JENYO

JENYO LIXDII KULAN EE U DANBEYAY OO AY SOO CIYAARTAY HORYAALKA.

02/04/2018     Jeenyo FC        6 : 0     Batroolka FC

29/03/2018     Jeenyo FC        1 : 1     Madbacadda FC

23/03/2018     Banadir S.C     4 : 2     Jeenyo FC

16/03/2018     Elman FC         2 : 2     Jeenyo FC

08/03/2018     Jeenyo FC        0 : 1     Waxool FC

28/02/2018     Jeenyo FC        1 : 0     Heegan S.C

KALA HOREYNTA HORYAALKA SOOMAALIYA

 

 

 

Previous Post

BANAADIR SC IYO HEEGAN OO GALABTA ISKU DHAGAN

Next Post

Wasiir Beyle oo Sheegay in ay Dhaqan gashay Canshuurta Gadista

Next Post
Wasiir Beyle oo Sheegay in ay Dhaqan gashay Canshuurta Gadista

Wasiir Beyle oo Sheegay in ay Dhaqan gashay Canshuurta Gadista

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚  𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 oo  𝟓𝟎 𝐁𝐨𝐨𝐲𝐚𝐝𝐨𝐨𝐝 𝐨𝐨 𝐁𝐢𝐲𝐨 𝐚𝐡 𝐆𝐚𝐚𝐫𝐬𝐢𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐃𝐞𝐞𝐠𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐥𝐪𝐚𝐥𝐨𝐨𝐜𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐃𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐧 𝐚𝐲 𝐊𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐜𝐝𝐚𝐲 𝐃𝐡𝐢𝐦𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐥𝐚 𝐗𝐢𝐫𝐢𝐢𝐫𝐭𝐚 𝐁𝐢𝐲𝐨 𝐋𝐚’𝐚𝐚n

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 oo 𝟓𝟎 𝐁𝐨𝐨𝐲𝐚𝐝𝐨𝐨𝐝 𝐨𝐨 𝐁𝐢𝐲𝐨 𝐚𝐡 𝐆𝐚𝐚𝐫𝐬𝐢𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐃𝐞𝐞𝐠𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐥𝐪𝐚𝐥𝐨𝐨𝐜𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐃𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐧 𝐚𝐲 𝐊𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐜𝐝𝐚𝐲 𝐃𝐡𝐢𝐦𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐥𝐚 𝐗𝐢𝐫𝐢𝐢𝐫𝐭𝐚 𝐁𝐢𝐲𝐨 𝐋𝐚’𝐚𝐚n

March 4, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, oo ay wehliyaan Guddiga Abaaraha Galmudug, kuna guda jira maalintii...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo qaabilay James Swan

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo qaabilay James Swan

March 4, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay ergayga...

Labada Aqal ee Baarlamaanka JFS oo ansixiyay Dastuurka rasmiga ah ee Dalka.

Labada Aqal ee Baarlamaanka JFS oo ansixiyay Dastuurka rasmiga ah ee Dalka.

March 4, 2026
0

Xildhibaannada Golaha Shacabka iyo Senatorrada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (JFS) ayaa kulan wadajir ah ku ansixiyay Dastuurka...

DFS oo bixisay US$3.88 Milyan oo Caymis Takaful ah oo gaadhay 17,734 Xoolo-dhaqato

DFS oo bixisay US$3.88 Milyan oo Caymis Takaful ah oo gaadhay 17,734 Xoolo-dhaqato

March 4, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya: Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay bixinta lacag dhan US$3.88 milyan oo ah caymiska Takaful ee xoolaha, taasoo si...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In