Tuesday, September 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

R/wasaare ku xigeenka Dalka oo kormeeray xarunta Wasaaradda Macdanta “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
R/wasaare ku xigeenka Dalka oo kormeeray xarunta Wasaaradda Macdanta “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’iisul wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Avv. Mahdi Mohamed Gulleid Khadar ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Xarunta Wasaaradda Macdanta iyo Batroolka ee Soomaaliya.

Wasiirka Wasaaraddaasi Md Cabdirashiid Maxamed Axmed oo uu weheliyo Wasiir ku xigeenkiisa Maxamuud Cabdulqaadir Hilaal ayaana Ra’iisal wasaare ku xigeenka kusoo dhoweeyay Xarunta Wasaaradaasi.

Related posts

Madaxweynaha JFS oo kulan doceed la qaatay dhiggiisa Dalka Serbia

Madaxweynaha JFS oo kulan doceed la qaatay dhiggiisa Dalka Serbia

September 1, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐖𝐚𝐫𝐟𝐚𝐚𝐟𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐬𝐡𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐭𝐢𝐫𝐚𝐚𝐭𝐢𝐢𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐗𝐢𝐫𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐖𝐚𝐫𝐛𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧𝐭𝐚 𝟐𝟎𝟐𝟔

September 1, 2026

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ayaana kulan saxaafaddu dibad joog ka tahay oo ujeedkiisu yahay isla xisaabtanka shaqadda Qaranka la yeeshay Wasiirka, Wasiir ku xigeenka iyo Agaasime waaxeedyadda Wasaaradda Macdanta iyo Baatroolka ee Soomaaliya.

Markii kulankaasi soo dhamaaday waxaa uu R/w ku xigeenka Soomaaliya Md Khadar ayaa soo arkay sida shaqaalaha Wasaaradaasi ugu adeegayaan shacabka, waxaanna uu mid mid isu dul taagay xafiisyadda ay ka kooban tahay Wasaaraddu.

Intaa kadib Ra’iisul ku xigeenka Xukuumadda Federaalka ah oo ay weheliyaan Wasiirka Macdanta iyo Batroolka iyo ku xigeenkiisa ayaa kormeer ku tegey Haamaha Kaydka Shidaalka ee Muqdisho, Maareeyaha Haamaha kaydka shidaalka ayaana Ra’iisul ku-xigeenka iyo Wasiiradda warbixin ka siiyay shaqadda ay hayaan.

Wasiir ku xigeenka Macdanta iyo Batroolka Md Maxamuud Cabdulqaadir Hilaal ayaa Saxaafadda la hadlay markii kormeerku soo dhamaaday.

”Dardargelinta iyo dhamaystirka Qorshayaasha horyaala Wasaaradda ayay tani qayb ka tahay, Ra’iisal wasaare ku xigeenka Dalkuna waxa uu kormeerkiisan shaqo kasoo bilaabay Wasaaradda Macdanta iyo Batroolka si uu xog uga helo hanaanka ay shaqaddu u socoto, wuxuuna warbixino ka dhegaystay Shaqaalaha Wasaaradda. Sidoo kale R/w ku xigeenka Waxaanu warbixin ka siinay qorshayaasha shaqo ee Wasaaradda horyaala oo uu kamid yahay Hindise sharciyeedka Shidaalka ee horyaala Golaha shacabka & sidoo looga shaqayn lahaa in Barlamaanku ay meel mariyaan. Waxa kale oo uu R/w Ku xigeenku kormeerkiisa kusoo maray Haamaha kaydka Shidaalka.” Ayuu yiri Wasiir ku xigeenka Macdanta iyo Batroolka ee Soomaaliya Md Maxamuud.

Previous Post

Somali, UAE share Strong Economic, Political and Cultural ties

Next Post

Guddoomiye Eng. Yarisow “Waxaan aaminsanahay in dhallinyarada Soomaaliyeed ay leeyihiin maskax nadiif ah oo isbadal keeni karta” SAWIRRO

Next Post
Guddoomiye Eng. Yarisow “Waxaan aaminsanahay in dhallinyarada Soomaaliyeed ay leeyihiin maskax nadiif ah oo isbadal keeni karta” SAWIRRO

Guddoomiye Eng. Yarisow “Waxaan aaminsanahay in dhallinyarada Soomaaliyeed ay leeyihiin maskax nadiif ah oo isbadal keeni karta” SAWIRRO

Madaxweynaha JFS oo kulan doceed la qaatay dhiggiisa Dalka Serbia

Madaxweynaha JFS oo kulan doceed la qaatay dhiggiisa Dalka Serbia

September 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed barbar socday Shir-madaxeedka dalalka dhex-dhexaadka ah ee magaalada Belgrade,...

Wasiirka Warfaafinta oo Muqdisho ku soo xiray Tababarka Wariyayaasha Nabadda

𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐖𝐚𝐫𝐟𝐚𝐚𝐟𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐰𝐚𝐚𝐪𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐬𝐡𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐈𝐬𝐭𝐢𝐫𝐚𝐚𝐭𝐢𝐢𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐗𝐢𝐫𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐖𝐚𝐫𝐛𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧𝐭𝐚 𝟐𝟎𝟐𝟔

September 1, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfitaax Qaasim Maxamuud, ayaa ku dhawaaqay qabsoomidda Shirweynaha Madasha Qaran ee...

Ra’iisul Wasaare Xamsa & wafdiga la socday oo kulamo la qaatay hay’ado iyo shirkado dowladeed oo Qatar leedahay

Ra’iisul Wasaare Xamsa & wafdiga la socday oo kulamo la qaatay hay’ado iyo shirkado dowladeed oo Qatar leedahay

September 1, 2026
0

Intii uu ku guda jiray booqashadiisa rasmiga ah ee dalka Qatar, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre,...

MADAXWEYNAHA JFS OO KHUDBAD KA JEEDIYAY SHIRKA DALALKA DHEX-DHEXAADKA AH

MADAXWEYNAHA JFS OO KHUDBAD KA JEEDIYAY SHIRKA DALALKA DHEX-DHEXAADKA AH

September 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay Shirka Dalalka dhex-dhexaadka ah oo maanta ka furmay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In