Thursday, July 3, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Wax-barashada Soomaaliya oo la kulmay jaaliyadda Soomaaliyeed ee Maraykanka

caqiil by caqiil
April 22, 2018
in Wararka
0
Wasiirka Wax-barashada Soomaaliya oo la kulmay jaaliyadda Soomaaliyeed ee Maraykanka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi uu hoggaaminayay Wasiirka Wasaaradda Wax-barashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane C/raxmaan Daahir Cusmaan, oo Safar shaqo ku jooga Dalka Maraykanka ayaa Xaflad lagu soo dhaweynayo loogu qabtay Hotelka Dhabal 3 ee Magaalada baluumintoon (Bloomington) Gobolka Minnesta ee Dalka Maraykanka.

Xafladdan oo ay soo qaban-qaabiyeen Jaaliyadda Soomaaliyeed ayaa waxaa sidoo kale ka qayb-galay Masuuliyiin ka socotay Safaaradda Soomaaliyeed ee Dalka Maraykanka oo ay hoggaaminaysay Ruun Saciid Qoorsheel.

Related posts

๐‘๐š’๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š “๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š ๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š ๐š๐ฒ ๐ฅ๐š๐Ÿ-๐๐ก๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ ๐ฒ๐ข๐ก๐ข๐ข๐ง ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐ง๐ข๐ฆ๐จ ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š๐ง.”

July 3, 2025
Duqa Muqdisho oo la kulmay madaxda UNOPS si loo dardargeliyo dib-u-dhiska waddooyinka

Duqa Muqdisho oo la kulmay madaxda UNOPS si loo dardargeliyo dib-u-dhiska waddooyinka

July 3, 2025

Waxaa sidoo kale lagu casuumay xafladda madax ka soo shaqeysay wasaaradda wax-barashada wixii ka horreeyay bur-burka , waxanay ku fogaadeen heerka ay gaarsiisantahay wax barashada Gobolka Minnesota.
Macallin Saciid Saalax Axmed oo ka mid ah barayaasha Soomaaliyeed ee mudada dheer ku soo jiray wax barashada, isla markaana haataan Macalin ka ah Jaamacadda Minnesota ee Dalka Mareykanka ayaa ka ka sheekeeyey Taariikhda wax barashada Soomaaliya iyo heerarka ay soo martay.

โ€˜Anigoo og Xilka ay hayaan culeyskeeda muddada 27 Sanadaha dib-u-dhaca ku dhacay hiigsiga Adduunyada,meesha aan ka joogno inta ay leโ€™eg tahay iyo hakashada nagu timid,1989,waxaanu ka qayb-gallay oo bilowday meel Eeshiyadaas,(Waa meel ka mid ah qaaradda Asia) wixii la oranayey Tacliinta Adduunka,Wax-barashada loo dhan yahay, wuxuu socday 10 sanno xuskaasi,10-kaas Sano,Waxaa Caalamka la gaarsiinayay,in Qof kasta oo Muwaaddin ah oo Adduunka ku nool uu helo wax-barsho,ilaa heer Dugsi sare aqoon ahaanโ€ ayuu yiri bare Siciid Saalax.

Siyaad Cali oo ka mid ah Guddiga wax-barashada Magaalada Minneapolis ayaa Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya uga war-bixiyey Soomaalida iyo kaalimaha ay kaga jiraan wax barashada Gobolka Minnesotta.

โ€œWaxaan ku faraxsannahay in uu Wasiirku noo yimaado,ayadoo kaalin fiican ay kaga jiraan Soomaalida Gobolkan hannaanka wax-barashoโ€ ayuu yiri Siyaad.

Intaas kaddib Wasiir Wasaaradda Wax barshada hidda iyo Tacliinta sare ee Soomaaliya, C/raxmaan Daahir Cusmaan ayaa war-bixin ka siiyey Jaaliyadda Soomaaliyeed, guud ahaan xaaladda Horumarineed ee Waddanka iyo wax qabadka ay ku tallaabsatay Wasaaradda wax barshada Soomaaliya.

Wasiirka ayaa inta uu sugnaa Gobolka Minnesota waxaa uu booqday Dugsiga sare ee South High oo ay wax ka bartaan Arday badan oo Soomaaliyeed, wuxuuna u kuur galay, heerka wax barasho ee ay dhallinta Soomaaliyeed gaarsiisan yihiin.

Wasiirka ayaa Sidoo kale booqday xarunta Dowladda hoose oo uu ka soo dhaweeyey Guddoomiyaha Degmada Lixaad Mudane Cabdi Warsame, iyadoo uu war bixin ka siiyey xaaladda guud ee Soomaalida Gobolkaas iyo doorka ay ka qaataan arrimaha Bulshada.

Previous Post

Wasiir Beyleโ€œHaddii sida aynu wax u wadno u socdaan waxaa suurta gal ah in12 bilood gudahood Soomaaliya deymaha looga cafiyoโ€

Next Post

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BFS oo shaaciyay xilliga doorashada iyo shuruudaha Musharaxiinta

Next Post

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BFS oo shaaciyay xilliga doorashada iyo shuruudaha Musharaxiinta

๐‘๐š’๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š “๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š ๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š ๐š๐ฒ ๐ฅ๐š๐Ÿ-๐๐ก๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ ๐ฒ๐ข๐ก๐ข๐ข๐ง ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐ง๐ข๐ฆ๐จ ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š๐ง.”

๐‘๐š’๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š “๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š ๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š ๐š๐ฒ ๐ฅ๐š๐Ÿ-๐๐ก๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ ๐ฒ๐ข๐ก๐ข๐ข๐ง ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐ง๐ข๐ฆ๐จ ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š๐ง.”

July 3, 2025
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa tababar u soo xiray saraakiil, saraakiil-xigeenno iyo cutubyo ka...

Duqa Muqdisho oo la kulmay madaxda UNOPS si loo dardargeliyo dib-u-dhiska waddooyinka

Duqa Muqdisho oo la kulmay madaxda UNOPS si loo dardargeliyo dib-u-dhiska waddooyinka

July 3, 2025
0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxda ugu sarreysa heyโ€™adda...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo noqday qofkii uga horreeyay ee ka qaata kaarka Codeynta KGS

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo noqday qofkii uga horreeyay ee ka qaata kaarka Codeynta KGS

July 3, 2025
0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa ka qeyb-galay munaasabadda daah-furka ololaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha ee deegaanada...

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo xafiiskiisa kula qaatay Danjiraha dowladda Sweden u qaabilsan Soomaaliya

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo xafiiskiisa kula qaatay Danjiraha dowladda Sweden u qaabilsan Soomaaliya

July 3, 2025
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan sagootin ah xafiiskiisa kula qaatay Danjiraha dowladda Sweden...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In