Wednesday, June 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Jadwalkii Horyaalka Soomaaliya Oo La Badalay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
Jadwalkii Horyaalka Soomaaliya Oo La Badalay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa isbadal lagu sameeyay Jadwalka Horyaalka Soomaaliya kadib markii uu sabab u noqday Safarka Kooxda Banaadir ay ku aadi doonto Dalka Sacuudiya halkaasi oo ay ku Soo Ciyaari doonto Tartanka Jamacadda Carabta oo Soomaaliya ay ka mid tahay.

Related posts

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

June 2, 2026
Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

June 2, 2026

Isbadalka ayaa ah Mid inta badan loogu fududeeyay Kooxda Banaadir oo Kulamadeedi loo soo hormariyay inta badan ayadoo kulanka horyaalka ugu danbeya ay soo gaba gabeyn doonan kooxaha Waxool iyo Heegan

Kulanka Warta Nabada Derby ayaa laga dhigay 28 bishaan ayadoo Maalinta Xigtana ay wada Ciyaari doonan Kooxaha Ciidanka Waa Horseed oo Matasha Ciidanka Xooga Iyo Heegan oo matasha Ciidanka Boliiska Soomaaliya kuwaasi oo had iyo Jeer Xifaaltama.

05-05-2018  Dekadda ayaa  Ciyaari doonto mid ka mid ah kulamada ay dooneyso in ay ku go,aamiso Horyaalka Soomaaliya oo ay dooneyso in ay ku guuleysato markii labaad 21-Sano gudaheed

Isbadalka Jadwalka ayaa Si Rasmi ah Waxaa uu u Bilaaban doona Maalinta Talaadada Soo Socota

23/04/2018        Jeenyo FC    Vs    Heegan S.C

24/04/2018         Banadir S.C   Vs    Batroolka FC

25/04/2018        Jeenyo FC      Vs    Waxool FC

26/04/2018        Banadir S.C    Vs    Gaadiidka FC

27/04/2018        Elman FC       Vs    Batroolka FC

28/04/2018        Banadir S.C     Vs    Jeenyo FC

29/04/2018        Horseed S.C    Vs    Heegan S.C

30/04/2018        Elman FC         Vs    Gaadiidka FC

01/05/2018         Batroolka FC   Vs     Madbacadda FC

02/05/2018        Heegan S.C      Vs    Dekedda SC

03/05/2018        Gaadiidka FC   Vs    Waxool FC

04/05/2018        Elman FC         Vs     Jeenyo FC

05/05/2018        Dekedda SC     Vs     Madbacadda FC

06/05/2018        Horseed S.C     Vs     Waxool FC

08/05/2018        Gaadiidka FC   Vs      Madbacadda FC

09/05/2018         Dekedda SC    Vs       Batroolka FC

10/05/2018         Elman FC         Vs      Gaadiidka FC

11/05/2018         Heegan S.C     Vs       Waxool FC

Previous Post

Soomaaliya Oo La Ciyaari Doonto Uganda

Next Post

Maxamed Salah Oo Ku Guuleystay Laacibka Ugu Fiican H.Ingiriiska

Next Post
Maxamed Salah Oo Ku Guuleystay Laacibka Ugu Fiican H.Ingiriiska

Maxamed Salah Oo Ku Guuleystay Laacibka Ugu Fiican H.Ingiriiska

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

June 2, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Xarunta Qaran ee Tubsan, Md. Cali Yaasin Gurbe, ayaa maanta ka qeyb galay shir heer sare ah...

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

June 2, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya – 2 Juun 2026: Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Gen. Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa...

Xildhibaannada cusub ee KGS oo loo furay tababar la xariira Doorashooyinka

Xildhibaannada cusub ee KGS oo loo furay tababar la xariira Doorashooyinka

June 2, 2026
0

Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa maanta magaalada Baydhabo loogu furay tababar lagu xoojinayo fahamkooda ku aaddan...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qayb galay Kulanka Wasiirrada Afrika la yeesheen Madaxweyne Lee Jae-myung

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qayb galay Kulanka Wasiirrada Afrika la yeesheen Madaxweyne Lee Jae-myung

June 2, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalaam Cabdi Cali, ayaa ka qeyb galay kulan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In