Madaxwaynaha Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi u hogaaminayo ayaa garay Magaalada Baladwayne ee xarunta gobolka Hiiraan.
Madaxwaynaha iyo wafdigisa ayaa waxaa halkaasi ku soo dhawayay madaxada Dowlad Goboleedka Hirshabeelle.
tagitaanka madaxwaynaha ayaa waxa u googol xar u yahay dadaalo la doonayo in logu gurmado dadka ayaa sameysay fatahaada wabiga shabeelle uu ka geeystay Magaalada Baladwayne ee xarunta gobolka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe.
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Maxamed Cabdi Waare, ayaa ku baaqay in Dadka ku dhibaataysan daafaha Magaalada Baladweyen loo sameeyo gurmad ballaaran.
Madaxwaynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo Waraysi gaar ah siiyay Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa sheegay inay Magaalada ka barakaceen Dad gaaraya 150,000 Oo Qof, kuwaasoo ay dhibaatooyin kala geddisan ku haystaan halka ay kagag fogaadeen fatahaada biyaaha Wabiga Shabeelle.
Madaxwaynaha Dowlada fedaaralka iyo wafdiga u hoggminayo ee garay maantay magaalada Baladwayne ayaa ah mid logu googol xarayo sida logu gurmaan laha dadka waxa yeeladu kasoo gareen fatahaada Wabiga Shabeelle