Tuesday, April 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo gaaray Doolow

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo gaaray Doolow
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi isugu jira dowladda Federaalka Soomaaliya. hay’adaha Unicef, WFP iyo xubno kale ayaa gaaray magaalada Dolow ee Gobolka Gedo, halkaasi ay kulamo kula qaateen maamulka Degmada.

Maamulka ayaa wafdiga uga warbixiyay xaaladda Degmada ee dhanka amniga iyo horumarka ka jirta, gaar ahaan xalada barakacayasha ee ku sugan Degmada.

Related posts

Safiir Soomaaliya u magacowday Kirgistaan oo gudbiyey waraaqaha aqoonsiga

Safiir Soomaaliya u magacowday Kirgistaan oo gudbiyey waraaqaha aqoonsiga

April 21, 2026
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah furay xarunta dhaxe ee Wasaaradda Tamarta 

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah furay xarunta dhaxe ee Wasaaradda Tamarta 

April 21, 2026

Wafdiga waxa ay booqdeen xeryaha  Kabaasa iyo Qanshaley oo ay ku jiraan barakacayaasha ugu badan ee  ku  sugan Gobolka Gedo, waxaaana ay soo indho indheeyeen xaaladda beni’aadannimo ee halkaasi ka jirta.

Guddoomiyaha Maamulka Degmada Dolow Iidle Xasan Cabdullaahi ayaa sheegay in ay so dhaweynayaan waftiga ka socdo Dowladda  Soomaaliya, Hay’adaha Unicef,  WFP  iyo Jarmalka, waxaana uu sheegay in deegaanku uu yahay nabad cid kasto oo caawinayso dadkaan barakacaysha ahna ay garab istaagi doonaan lana shaqayn doonaan.

Maxamed Cabdi Farax  u qaabilsanaha naafaqada dowladad Soomaaliya gaar ahaan  Xafiiska Ra’iisul wasaraha Soomaaliya  ayaa maamulka Dolow uga mahadceliyay heerka fiican ee Degmadu ka gaartay ammaanka isagoo sheegay in mashruuc lagu caawinayo dadka barakacayaasha ah laga hirgelin karo magaalada Dolow.

Previous Post

Farriinta Madaxweynaha: Maalinta Shaqaalaha Adduunka

Next Post

Mashruuca Qolalka Shirarka Hay’adaha Dawladda oo la daah-furay “SAWIRRO”

Next Post
Mashruuca Qolalka Shirarka Hay’adaha Dawladda oo la daah-furay “SAWIRRO”

Mashruuca Qolalka Shirarka Hay’adaha Dawladda oo la daah-furay "SAWIRRO"

Safiir Soomaaliya u magacowday Kirgistaan oo gudbiyey waraaqaha aqoonsiga

Safiir Soomaaliya u magacowday Kirgistaan oo gudbiyey waraaqaha aqoonsiga

April 21, 2026
0

Danjire Fatxudiin Cali Ospite ayaa maanta si rasmi ah waraaqaha aqoonsiga ugu gudbiyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Kirgistaan, Mudane Sadyr Japarov, isagoo...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah furay xarunta dhaxe ee Wasaaradda Tamarta 

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah furay xarunta dhaxe ee Wasaaradda Tamarta 

April 21, 2026
0

Muqdisho, Talaado, 21 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xarigga ka...

Soomaaliya oo ka qayb gashay Kalfadhigii ugu Guddiga Fulina Hay’adda UN-Habitat

Soomaaliya oo ka qayb gashay Kalfadhigii ugu Guddiga Fulina Hay’adda UN-Habitat

April 21, 2026
0

Kalfadhigii ugu horreeyay ee Guddiga Fulinta ee UN-Habitat ee sanadkaan ayaa ka qabsoomay Xarunta Qaramada Midoobay ee magaalada Nairobi, iyadoo...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo dhagax dhigay Xarunta Horumarinta Manaahijta Dalka

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo dhagax dhigay Xarunta Horumarinta Manaahijta Dalka

April 21, 2026
0

Muqdisho, Talaado, 21 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In