Monday, April 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

R/wasaare ku xigeenka oo ka qeybgalay munaasabad lagu dhiirrigelinayay ciidamada+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
R/wasaare ku xigeenka oo ka qeybgalay munaasabad lagu dhiirrigelinayay ciidamada+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad  lagu dhiirigelinayay shaqada Qaranka ay u hayaan  Sadaxda Ciidan ee dalku leeyahay oo kala ah Melatariga,  Asluubta iyo Booliska ayaa lagu qabtay Xarunta gaadiidka Booliska ee Muqdisho.

Ku simaha R/wasaaraha ahna R/wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed,  gudoomiyaha gobolka Banaadir  ahna Duqa Muqdisho  Mudane  Cabdiraxmaan Cumar Cisamaan,  taliyayaasha ciidamada Asluubta, Melatariga iyo Booliska,Wasiirro, xildhibaanno ka tirsan labada aqal iyo saraakiil ciidan ayaa ka qeybgalay munaasabaddaasi.

Related posts

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

April 19, 2026
Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

April 19, 2026

Fananiinta ciidamada qalabka sida sida qeybahoooda kaladuban ayaa halkaasi  ku soo bandhigay  heeso ad u qiiro badan oo ay ku muujinayeen  sida ay ciidamada uga go’aantahay difaaca dalka iyo sugidda amniga.

Taliyaha  guud ee ciidanka Asluubta Soomaaliyeed S/guud Bashiir Maxamed Jaamac oo ku hadlayay afka taliyayaasha ciidamada Qalabka Sida ayaa sheegay in lagu dhiirigalinayo dhalinyarada cusub ee ku soo biiray ciidamada qalabka sida Kuwaas oo diyaar u ah in dalka ay ka sifeyaan nabadiidka Alshabab .

ku simaha R/wasaaraha ahna R/wasaare ku xigeenka dalka  Mudane Mahdi Maxamed Guuleed “Qadar”  ayaa xusay  in ciidamada qalabka sida ay yihiin kuwa dartood lagu gaarayo hannanka dawladnimada. loona bahanyahay in  lagu buraarujiyo sida ay uga hortagilahyeen cadawga banneeystay daadinta dhigga shacabka  Soomaaliyeed.

Previous Post

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Wasiirrada Khayraadka Biyaha ee Jaamacadda Carabta oo shir ugu soo geba-geboobay Kuwait+Sawirro

Next Post
Wasiirrada Khayraadka Biyaha ee Jaamacadda Carabta oo shir ugu soo geba-geboobay Kuwait+Sawirro

Wasiirrada Khayraadka Biyaha ee Jaamacadda Carabta oo shir ugu soo geba-geboobay Kuwait+Sawirro

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

April 19, 2026
0

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa shir-guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee hoggaanka sare ee Wasaaradda...

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

April 19, 2026
0

Shirweynihii Midowga Baarlamaanada Adduunka ee ka socday magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga ayaa maanta lasoo gaba gabeeyey, waxaana shirkaasi Soomaaliya...

Midowga Africa oo si adag  uga horyimi Safiirka Israa’iil u soo magacaawday maamulka Soomaaliland

Midowga Africa oo si adag uga horyimi Safiirka Israa’iil u soo magacaawday maamulka Soomaaliland

April 19, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Midowga Afrika ayaa si adag uga horyimid safiirka ay Israa'iil u soo magacaawday maamulka Soomaaliland,tallaabadaas oo dhalisay hadal-hayn siyaasadeed...

Wasiirka Gaashaandhigga oo xilka u kala wareejiyey Xoghayaha cusub ee Wasaaradda midkii hore

Wasiirka Gaashaandhigga oo xilka u kala wareejiyey Xoghayaha cusub ee Wasaaradda midkii hore

April 19, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xilka u kala wareejiyey Xoghayaha cusub ee Wasaaradda, Mudane Yuusuf Cali...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In