Tuesday, June 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Xulka Qaranka Mini Football-ka Oo Maanta Ka Dhoofay Aadan Cade Airport

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
Xulka Qaranka Mini Football-ka Oo Maanta Ka Dhoofay Aadan Cade Airport
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xirirka kubada cagta ee mini Football ayaa saakay u safray ka qayb galka koobka qaramada qarada afrika ee Mini football-ka oo Soomaaliya ay qayb ka tahay.

Related posts

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

June 2, 2026
Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

June 2, 2026

Wafdiga ka baxay muqdisho ayaa waxaa hogaaminayay Xoghayaha xirirka Kubad-Cag yaraha Soomaaliya Xaaji Aadan Abdulle iyo Macalinka Xulka Qaranka Kubad Cag-yaraha Soomaaliya Macalin Iskoot.

Ciyaartoyda Sanadkaan mataleysa Mini Football-ka Soomaaliya ayaa waxaa ka mid ah kabtankii maamul gobeeladka Jubbaland Yoonis C/Raxmaan Maxamed  kaasi oo saxiixay goolkii Jubaland ay ku hanatay Koobkii Maamul Goboleedyada ee sanadkii hore la qabtay, Yoonis waxaa ku wehliya Fu,aad Maxamed Yuusuf oo sidoo kale ka mid ahaa xidigihi u suurta geliyay in Jubbaland ay ku guuleysato tartankii maamul goboleedyada iyo ah Goolhayihii xulka Putnland ee kama danbeysta tartanka maamul goboleedyada soo gaaray balse Jubbaland ay ku guuleysatay C/Laahi Cali Shiine.

xidigaha sanadkaan matali doono Mini football-ka ayaa ah kuwa laga soo xulay ilaa iyo dhowr magaalo qaarkood waxay ka Imaan doonan dalka dibadiisa ayadoo Soomaaliya Berito ay Ciyaari doonto Kulanka Ugu Horeeya ee Tartanka Koobka Qaramada Qarada Afrika Soomaaliya ay nasiib u yeelatay in ka qayb gasho sanadkii ugu horeyay ee la qabto.

Somaaliya ayaa ka sanadkaan gashay Group-ka B oo ah Group-ka ugu adag tartanka dalalka Soomaaliya ay ka hor tagi doonto ayaa waxaa ka mid ah  Ivory Coast Ghana iyo Liibiya Soomaaliya ayaa kula dagaalami doonto dalalkaasi group-ka B  waana markii ugu horeysay ee xirirka kubad cag-yaraha afrika uu qabto tartan ay isugu imaanayaan dalalka qaarada afrika.

Previous Post

Wasaaradda Waxbaradda Soomaaliya oo dib u dhigtay Imtixaanka Shahaadiga ee Baladweyne+Sawirro

Next Post

Dawladda Soomaaliya oo $500,000 oo dheeraad ah ku bixineysa gurmadka fatahaadaha

Next Post
Dawladda Soomaaliya oo $500,000 oo dheeraad ah ku bixineysa gurmadka fatahaadaha

Dawladda Soomaaliya oo $500,000 oo dheeraad ah ku bixineysa gurmadka fatahaadaha

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

June 2, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Xarunta Qaran ee Tubsan, Md. Cali Yaasin Gurbe, ayaa maanta ka qeyb galay shir heer sare ah...

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

June 2, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya – 2 Juun 2026: Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Gen. Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa...

Xildhibaannada cusub ee KGS oo loo furay tababar la xariira Doorashooyinka

Xildhibaannada cusub ee KGS oo loo furay tababar la xariira Doorashooyinka

June 2, 2026
0

Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa maanta magaalada Baydhabo loogu furay tababar lagu xoojinayo fahamkooda ku aaddan...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qayb galay Kulanka Wasiirrada Afrika la yeesheen Madaxweyne Lee Jae-myung

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qayb galay Kulanka Wasiirrada Afrika la yeesheen Madaxweyne Lee Jae-myung

June 2, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalaam Cabdi Cali, ayaa ka qeyb galay kulan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In