Monday, October 13, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya oo tababar usoo gabagabeysay Saraakiil ka tirsan Hay’adda(Daawo Sawiradda).

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
7 years ago
in Wararka
0
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya oo tababar usoo gabagabeysay Saraakiil ka tirsan Hay’adda(Daawo Sawiradda).
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐ˆ๐Œ๐… ๐จ๐จ ๐’๐จ๐จ ๐’๐š๐š๐ซ๐ญ๐š๐ฒ ๐–๐š๐ซ๐›๐ข๐ฑ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š, ๐Š๐š๐๐ข๐› ๐Šu๐ฅ๐š๐ง ๐š๐ฒ ๐˜๐ž๐ž๐ฌ๐ก๐ž๐ž๐ง ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐ˆ๐Œ๐…

October 13, 2025
Safiirka JFS ee Dalka Yeman oo la kulmay Wasiirka Gaashaandhigga ee Dalkaas

Safiirka JFS ee Dalka Yeman oo la kulmay Wasiirka Gaashaandhigga ee Dalkaas

October 13, 2025
Tababarkan lagu baranayey sidii loo maarayn lahaa xuduudaha dalka iyo muhaajiriinta soo qulqulayaa oo 3beri kasoconayey bosaso ayaa lasoo gabgabeyey waxaana kafaaiidaystay saraakiil socday dowlada federaalka soomaaliya iyo dowlad goboleedyada xubnaha ka ah ee kahawlgala garoomada diyaarada dekeda iyo xuduudaha dhulka.
Tababarkan oo ayย  iska kaashadeen hay’ada laant socdaalka iyo jinsiyada qaranka Soomaaliya iyo hayada qaxootiga ee iom ayaa ah mid korloogu qaadayo aqoonta saraakhiisha kashaqeeya xaduudahaย  dalka ee kala ah Dhulka cirka iyo badda.
Agaasimaha Laanta Socdaalka iyo Jinsiyada garoonka diyaarada Bossaso C/nuur Maxamed Jaansaar oo faahin kabixiyey tababarkan waxa uu sheegay in tababarada noocan ah xooga lagu saarayo sidii saraakiisha loo bari lahaa qabashada dadka sida sharci darada ah dalka kusooย  gala.
Axmed Raage oo ah Taliye kuxigeenka Hay’ada Socdaalka iyo Jinsiyada Soomaaliya ayaa sheegay in jamhuuriyada federaalka soomaaliya ay tababaradii dalka dibadiisa loo aadi jirey ay usoo weecisay degmooyinka dalka si muwaadiniinta Magaalooyinkooda wax loogu baro
ย Duqa Boosaaso C/salaan Bashiir C/salaan iyo Gudoomiyaha Gobolka Bari Yuusuf Maxamed Wacays dhedoย  ayaa laanta socdaalka iyo jisiyada soomaaliya ku amaanay dadaalada dheeriga ee ay kubixinayaan sidii loogu shaqeyn lahaa Umada Soomaaliyeed maadaama Magaalooyinka Waaweyn ee dalka aysi isku mid ahย  muwaadinintu Baasaboor somaaliga iyo adeegyada kale uga qaataan.
Saraakiish tababarka qaatay ee kasocday dowlada federaalka iyo Dowlad Goboleedyada xubnaha ka ah ayaa sheegay iney tababarkan kubarteen aqoon aysan horay ulaheyn aynaย  uga faaiidayn doonaan dadka kunoolย  deegaanadii ay ka shaqaynayeen.
Tababarkan ayaa kamid noqonaya dadaalo hay’ada laanta socdaalka iyo jinsiyada dowlada federaalka soomaaliya ay ku doonayaan in latayeeyo shaqaalaha Dowlada ee kashaqeeya Xaduudaha Dalka.
Ayaan C/qaadir Cali oo kasocotay hayadaย  Laanta Socdaalka Iyo Jinsiyada Degmada Dhoobley Ee Gobolka jubbada Hoose ayaa sheegtay in tababarkan uu yahay mid qiimo gaar ah uleh’ Sababta ayeyna Kutilmaamtay iney kasocotay dhanka xuduudaha Deegaankeeda looga baahanyahay sidii loomaarayn lahaa Muhaajiriinta xuduudka kasoo gelaya.
Maxamed Muuse Tarsan
Previous Post

Wasiirka Amnigaโ€ goobaha ugu horeeya ee Ciidamada AMISOM lagala wareegayo waxaa ka mid ah Stadium Muqdisho+Sawirro

Next Post

Gudiga Wacyi gelinta taakulaynta Ciidanka Qaranka oo la hadlay Soomaalida Ohio (Daawo Sawiradda)

Next Post
Gudiga Wacyi gelinta taakulaynta Ciidanka Qaranka oo la hadlay Soomaalida Ohio (Daawo Sawiradda)

Gudiga Wacyi gelinta taakulaynta Ciidanka Qaranka oo la hadlay Soomaalida Ohio (Daawo Sawiradda)

๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐ˆ๐Œ๐… ๐จ๐จ ๐’๐จ๐จ ๐’๐š๐š๐ซ๐ญ๐š๐ฒ ๐–๐š๐ซ๐›๐ข๐ฑ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š, ๐Š๐š๐๐ข๐› ๐Šu๐ฅ๐š๐ง ๐š๐ฒ ๐˜๐ž๐ž๐ฌ๐ก๐ž๐ž๐ง ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐ˆ๐Œ๐…

๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐ˆ๐Œ๐… ๐จ๐จ ๐’๐จ๐จ ๐’๐š๐š๐ซ๐ญ๐š๐ฒ ๐–๐š๐ซ๐›๐ข๐ฑ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐‡๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š, ๐Š๐š๐๐ข๐› ๐Šu๐ฅ๐š๐ง ๐š๐ฒ ๐˜๐ž๐ž๐ฌ๐ก๐ž๐ž๐ง ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐ˆ๐Œ๐…

October 13, 2025
0

Hayโ€™adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa soo saartay Warbixinta dib-u-eegista 4-aad ee barnaamijka wada-shaqaynta ah ee ay la leedahay Dowladda...

Safiirka JFS ee Dalka Yeman oo la kulmay Wasiirka Gaashaandhigga ee Dalkaas

Safiirka JFS ee Dalka Yeman oo la kulmay Wasiirka Gaashaandhigga ee Dalkaas

October 13, 2025
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Yeman, Mudane Cabdixakiim Maxamed Axmed, ayaa magaalada Cadan kulan kula yeeshay Wasiirka Gaashaandhigga ee...

Wasiirka Qoyska oo kulan la qaadatay dhiggeeda dalka Qadar

Wasiirka Qoyska oo kulan la qaadatay dhiggeeda dalka Qadar

October 13, 2025
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS ayaa kulan rasmi ah la yeelatay dhigeeda Wasiirka Qoyska ee Dowladda aan...

Xildhibaannada Baarlamaanka JFS ku matalay Baarlamaanka EAC oo laga shiray

Xildhibaannada Baarlamaanka JFS ku matalay Baarlamaanka EAC oo laga shiray

October 12, 2025
0

Guddiga ku meel gaarka ah ee soo xulista Xildhibaannada Soomaaliya ku matelaya Baarlamaanka Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In