Tuesday, June 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Sawirro+ Guddoomiyaha Aqalka sare ee BFS oo la kulmay wafdi ka socda midowga Yurub

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Sawirro+ Guddoomiyaha Aqalka sare ee BFS oo la kulmay wafdi ka socda midowga Yurub
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamanka Soomaaliya, Cabdi Xaashi C/laahi, ayaa shalay Xafiiskiisa ku qaabbilay wafdi ka socda midowga Yurub.

Mudane; Cabdi Xaashi ayaa xubnaha wafdigan kala sheekeeystay sida ugu habboon ee loo joogtayn karo kaalmada uu midowga Yurub sii Soomaaliya.

Related posts

Waxqabadkii Xukuumadda DanQaran ee afartii sano ee la soo dhaafay

Waxqabadkii Xukuumadda DanQaran ee afartii sano ee la soo dhaafay

June 15, 2026
Daahfurka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

Daahfurka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

June 15, 2026

Wafdiga ka socda midowga Yurub ayaa  Guddoomiyaha ka dhagaystay baahiyaha gaarka ah ee uu goluhu qabo iyo meelaha uu doonayo in Gacan laga siiyo.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in xubnaha Aqalku sare ay u baahanyihiin Waddamada Yurub loo geeyo tababarro aqoon kororsi ah, gaar ahaan Dalalka uu nidaamka federaalka ka hirgalay.

Wuxuu sidoo kale Guddoomiye Xaashi, ka codsaday inuu midowga Yurub Gacan ka geysto sare u qaadidda xiriirka Aqalka sare iyo maamul Goboleedyada Dalka.

Guddoomiyaha iyo xubnaha ka socday Midowga Yurub ayaa isla qaatay muhiimadda ay leedahay dhammaystirka howlaha dib u eegista dastuurka KMG ah iyo sidii uu EU-ga ay Gacan uga gaysan lahaa habsami u socodka howlaha dib u eegista Dastuurka Dalka.

Previous Post

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Galmudug oo faah faahin ka bixisay qorshaha dhismaha Dekedda Hobyo

Next Post

Sawirro+Maamulka degmada Hodan oo Maanta Wasaaradda Waxbarashada XFS ku wareejiyay xaruunta ay ku la hayd degmadaasi

Next Post
Sawirro+Maamulka degmada Hodan oo Maanta Wasaaradda Waxbarashada XFS ku wareejiyay xaruunta ay ku la hayd degmadaasi

Sawirro+Maamulka degmada Hodan oo Maanta Wasaaradda Waxbarashada XFS ku wareejiyay xaruunta ay ku la hayd degmadaasi

Waxqabadkii Xukuumadda DanQaran ee afartii sano ee la soo dhaafay

Waxqabadkii Xukuumadda DanQaran ee afartii sano ee la soo dhaafay

June 15, 2026
0

AMNIGA • Xoreynta deegaanno iyo magaalooyin ka badan 120 oo horay uga maqnaa gacanta dowladda. • Xaqiijinta amniga caasimadda Muqdisho....

Daahfurka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

Daahfurka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

June 15, 2026
0

Muqdisho – Waxaa maanta si rasmi ah loo daahfuray Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir, Sanad-dugsiyeedka 2025–2026,...

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta NUSOJ

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta NUSOJ

June 14, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Xoghayaha Guud...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Gamacsato iyo Maalgashadayaal ka socda Talyaaniga

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Gamacsato iyo Maalgashadayaal ka socda Talyaaniga

June 14, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi ganacsato iyo maalgashadayaal ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In