Thursday, March 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dalka Ciraaq oo Maanta ka dhacayso doorasho guud

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Dalka Ciraaq oo Maanta ka dhacayso doorasho guud
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guud ahaan dalka Ciraaq ayaa waxaa maanta Shacabka kunool ay u dareerayaan codbixin doorashada baarlamaanaiga ah, markii ugu horeysay tan iyo markii dowladda Ciraaq ay ka guuleysatay in dalku ay ka sarto argagixisada Daacish.

Haider Al-Abadi oo ah Ra’iisal-wasaaraha haatan talada haya ee dalkaasi ayaa siweyn loo hadal hayaa in uu ku guuleysan doono xilka,inkastoo loo badinayo in uu wajihii karo loolan adag.

Related posts

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 4, 2026
Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

March 4, 2026

Waxaa lagu amaanay Ra’iisal-wasaare al- Abadi guusha uu ka gaaray dagaalkii uu kula jiray kooxaha argagixisada iyo amniga oo aad u soo wanaagsanaaday dhammaan waddanka,tan iyo markii laga adkaaday Daacish.

Doorashadan dacaysa ayaa Qof kasta oo ku guuleysta doorashadaan waxaa looga fadhiyaa  in uu mideeyo madhabta kala duwan ee ka jirta Ciraaq, kuwaasi oo iyaguna caqabad ku ah nabadda waddanka.

Qaar kamid ah bulshada reer Ciraaq ayaa si weyn u dhaliilsan musuqmaasuq baahsan oo ay sheegeen in uu kajiro hay’adaha Dowladda,dhanka kale waxaa ay Ciraaqiyiintu ay ka cabsi qabaan in markale dalkooda uu ka dhoco dadaal sookeeye,kaasi oo salka ku haya siyaasadahga Mareykanka iyo Iiraan k adhex taagan.

SONNA

Previous Post

Ku-simaha Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray kulan ku saabsanaa is cafinta bulshada “SAWIRRO”

Next Post

Shuban Biyood ka dillaacay Mandheera Kenya

Next Post
Shuban Biyood ka dillaacay Mandheera Kenya

Shuban Biyood ka dillaacay Mandheera Kenya

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 4, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

March 4, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga  labaad ee tartanka

DAAWO:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay shacabka kadib meel marinta Dastuurka Qaranka

DAAWO:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay shacabka kadib meel marinta Dastuurka Qaranka

March 4, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyay shacabka soomaaliyeed ayaa ku bogaadiyey Xildhibaanada Labada Aqal...

Siyaasi Axmed Saafi oo soo dhaweeyay meel marinta Dastuurka Qaranka

Siyaasi Axmed Saafi oo soo dhaweeyay meel marinta Dastuurka Qaranka

March 4, 2026
0

Siyaaasi Axmed Saafi oo ka mid ah siyaasiyiinta ayaa soo dhaweeyay meel mrinta Dastuurka Qaranka ee ay Mudanyaasha labada Aqal...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In