Mas’uuliyiin ka socota Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Culumaa’udiin ayaa ku sugan Istuudiyaha Radio Mogadishu waxaana ay ku howlan yihiin raadinta bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan.
Waxa ay la xiriirayaan gobollada Dalka ayaga oo Ka codsaday cida aragta bisha iney lasoo xiriiraan telefoonnada Radio Muqdisho ee kala ah:-
861011
861012
861014
861016
0612888589
Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay mashruuc taakuleyn lacageed ah oo lagu taageerayo 130 qoys oo Agoon danyar ah
Guddoomiyaha Hayβadda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta daah-furay mashruuc taakuleyn lacageed ah oo lagu...













