Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada Masar oo dilay 19 ka tirsan mintidiinta Siinaay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Ciidamada Masar oo dilay 19 ka tirsan mintidiinta Siinaay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada Xoogga iyo kuwa Boliiska Dalka Masar howl-gallo ka dhacay Gobolka Siinaay waxay ku dileen 19 ka tirsan Malleeshiyaad mintidiin ah oo ka soo horjeeda Dowladda uu hoggaamiyo Cabdi Fitaax Al-siisii, iyagoo xabsiga u taxaabay 20 kale oo looga shakiyay inay ku lu lahaayeen iska hor imaadyo ka dhacay Gobolka Siinaay.

Ciidamada ammaanka Dalka Masar ayaa tan iyo Bishii February waxay howl-gallo ka wadeen qaybo ka mid ah Gobolka Siinaay, halkaas oo ay ku sugan yihiin Kooxo ku xiran Daacish iyo Al-qaacidda, iyagoo siyaabo kala duwan ku dilay Boqolaal ka tirsan Ciidamada iyo Rayid halkaasi deggenaa muddo dheer.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Tan iyo markii uu meesha ka baxay Madaxweynihii hore ee Dalka Masar Maxamed Mursi Sanaddii 2013 waxaa soo kordhayay shaqaaqooyinka hubeysan ee ay samaynayaan Kooxaha taabacsan xisbigii la mamnuucay ee Iqwaanu Muslimiinka iyo Islaamiyiin ka madax bannaan, kuwaasoo mararka qaarkood weerarro iyo qaraxyo la beegsada Ciidamada iyo Madaxda Dalkaasi.

Previous Post

Roobab Dabeylo xoog leh wata oo ka bilowday deegaannada Puntland iyo Soomaaliland

Next Post

Guriga R/wasaarihii hore ee Malaysia oo laga heley lacago badan iyo Dahab

Next Post
Guriga R/wasaarihii hore ee Malaysia oo laga heley lacago badan iyo Dahab

Guriga R/wasaarihii hore ee Malaysia oo laga heley lacago badan iyo Dahab

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In