Sunday, May 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hoooyo hurud’ hurdo fiican.!!!

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Hoooyo hurud’ hurdo fiican.!!!
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wel wel iyo walbahaar uma dhinna hooyo Soomaaliyed oo caruurteeda midkood uu ka fogyahey.

Walidiin badan ayaa ubadkooda oo ku xiran wadamada shisheeye, aadna ula walwalsan Sida xaaladooda ay tahey, iyadoo mararka qaarna loo soo waco Lacago madax furasha ah oo ubadkooda laga doonayo.

Related posts

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

May 31, 2026
Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay qaar kamid ah Saraakiisha Ciidamada Xooga Dalka

Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay qaar kamid ah Saraakiisha Ciidamada Xooga Dalka

May 31, 2026

30-kii May  ayay aheyd markii hooyooyin badan oo Soomaaliyeed ay hurdeen hurdo fiican kadib markii magaalada muqdisho ay soo gaareen dhalinyaro Soomaalia ah kuwaasi oo Ku jirey xabsiyo Ku yaaalla wadanka liibiya, Hoooyo hurud hurdo fiican.!!!

Dowladda Soomaalia ayaa Ku guuleysatey in hooyooyin badan oo murugeysnaa iney hurdaan hurdo fiican kadib markii caruurtooda qaarkood wadankooda hoooyo dib loogu soo celiyey.

Dhalinyaro badan oo Soomaaliyeed ayaa dhibaatooyin ay Ku haysataa xabsiyadda kala duwan eee wadamada shishiyeeye, Balse dhalintaas Maanta rajo waxa ay leeyihiin dowladd u doodi karta wadankooda in ay ka jirto, Ee Hooyo hurud hurdo fiican.

Dowladdeena waxa ay hada Ku guuleysatey in boqolaaal dhalinyaro Soomaalia ah kasoo saarto xabsiyo shisheeye oo ay Ku dhibanayeen, Kuwaasi oo hada LA nool walidoontooda oo muddo sanado ah aysan is arag ama aysan is maqlin.!!!

Dowlada Soomaaliya ayaa hada u istaagtey Sidii Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku dayacan dunidda dacaladeeda ay uga soo saari lahayd xabsiyadda ay ku jiraan taaa oo hada yiddi diilo badan ku abuurtey waaalidiinta Soomaaliyeed.

Hoooyo hurud hurdo fiiican.!!!

Dowladd waa tii daryeesha Maatadeeda, Dhibkana LA qeybsata.

Qaraaar ayaa qaranleh, Qaranimo ayaaa wadan iyo dadkiisaba lagu aqoonsadaa.

By. C/risaaq Sheekh Ibraahim (Sheekeeye)

Previous Post

Wasiirka Cusub ee Warfaafinta oo maanta xilkiisa loo dhaariyay “SAWIRRO”

Next Post

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay Guddiga Madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka “SAWIRRO”

Next Post
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo dalab muhiim ah u jeediyay Midowga Yurub+sawirro

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay Guddiga Madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka "SAWIRRO"

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir ayaa si rasmi ah u shaaciyay jadwalka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee...

Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay qaar kamid ah Saraakiisha Ciidamada Xooga Dalka

Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay qaar kamid ah Saraakiisha Ciidamada Xooga Dalka

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan la qaatay Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka...

Horjoogayaal lagu dilay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Hoose

Horjoogayaal lagu dilay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Hoose

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal ay ka fuliyeen deegaanka Hanti Wadaag ee gobolka Shabeellaha Hoose ku dilay laba...

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo war-saxaafadeed ka soo saaray weerarkii saaka ee magaalada Baydhaba

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo war-saxaafadeed ka soo saaray weerarkii saaka ee magaalada Baydhaba

May 30, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS) waxa uu bulshada Soomaaliyeed la wadaagayaa in Ciidanka Qaranka ay saaka aroortii fashiliyeen...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In