Saturday, September 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxa siyaasadda Midowga Yurub oo joojisay booqasho ay ku tegi lahayd Israa’iil

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Madaxa siyaasadda Midowga Yurub oo joojisay booqasho ay ku tegi lahayd Israa’iil
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beladweyne

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beladweyne

September 5, 2026
Soomaaliya oo noqotay dalkii 50-aad ee xubin ka noqda Aagga Ganacsiga Xorta ah ee Qaaradda Afrika

Soomaaliya oo noqotay dalkii 50-aad ee xubin ka noqda Aagga Ganacsiga Xorta ah ee Qaaradda Afrika

September 5, 2026

Madaxa siyaasadda Midowga Yurub Federica Mogherini , ayaa joojisay booqasho rasmi ah oo ay Axadda berri ah ku tegi lahayd Israa’iil, sida ay Jimcihii shalay sheegtay warbaahinta Yuhuudda.

Mss; Mogherini, ayuu qorshaheedu ahaa inay ka qayb gasho kulan ay Isniinta soo socota ku yeelan lahaayeen Magaalada Qudus Bulshada Yuhuud Ameerikaanka ah iyo Ururrada aan Dowliga ahayn ee Israa’iil.

Federica Mogherini, ayaa baaqashada safarkeeda loo aaneynayaa markii uu Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamín Netanyahu diiday inuu kulan la yeesho Gabadha madaxa ka ah siyaasadda Midowga Yurub ee Federica Mogherini.

Federica  Mogherini ayaa Benjamín Netanyahu u qortay Warqad ay kaga codsanayso inuu ku ballan gaar ah ugu sameeyo Xafiiskiisa taasoo uu isna ku Gacan saydhay, sida uu tebiyay TV-ga Channel Two .

Xurguftan soo kala dhec gashay Madaxa siyaasadda Midowga Yurub Federica Mogherini iyo Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamín Netanyahu ayaa loo aanaynayaa mowqifkii uu Midowga Yurub ka istaagay qaddiyadda Falastiin iyo aayaha Magaalada Qudus.

Federica Mogherini , ayaa Bishii January ee Sanadkan ka sheegtay Magaalada Brussels in Midowga Yurub uu kasoo hor jeedo go’aankii Donald J.Trump uu ku doonayay inuu Safaaradda Maraykanka uga furo Qudus.

Previous Post

Tartamayaasha Degmada Hodan oo caawa u soo gudbay wareegga afaraad ee tartanka “SAWIRRO+Muuqaal”

Next Post

QM oo ka digtay xaalad nafaqa darro oo kusoo wajahan 1.25 Milyan oo Carruurta Soomaaliyeed ah

Next Post
QM oo ka digtay xaalad nafaqa darro oo kusoo wajahan 1.25 Milyan oo Carruurta Soomaaliyeed ah

QM oo ka digtay xaalad nafaqa darro oo kusoo wajahan 1.25 Milyan oo Carruurta Soomaaliyeed ah

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beladweyne

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beladweyne

September 5, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo wehliyo Wasiir-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Hirshabeelle...

Soomaaliya oo noqotay dalkii 50-aad ee xubin ka noqda Aagga Ganacsiga Xorta ah ee Qaaradda Afrika

Soomaaliya oo noqotay dalkii 50-aad ee xubin ka noqda Aagga Ganacsiga Xorta ah ee Qaaradda Afrika

September 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u gudbisay dukumentiga ansixinta Heshiiska Dhismaha Aagga Ganacsiga Xorta ah ee Qaaradda...

Wasiirka Warfaafinta oo soo dhaweyn hoygiisa ugu sameeyay Abwaan Mustafa Sheekh Cilmi oo dalka dib ugu soo laabtay

Wasiirka Warfaafinta oo soo dhaweyn hoygiisa ugu sameeyay Abwaan Mustafa Sheekh Cilmi oo dalka dib ugu soo laabtay

September 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa hoygiisa qado sharaf iyo soo...

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

September 3, 2026
0

Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In