Tuesday, July 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Munaasabad lagu wacyi galinayey Ciidanka Xoogga dalka oo lagu qabtay Dugsiga Gen. Gordan “Sawirro”

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Munaasabad lagu wacyi galinayey Ciidanka Xoogga dalka oo lagu qabtay Dugsiga Gen. Gordan “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Ururka JSP oo ololaha doorashada ka sameeyay Degmada Balanballe

Ururka JSP oo ololaha doorashada ka sameeyay Degmada Balanballe

July 28, 2026
Soomaaliya  iyo Kenya oo yeeshay kulan doceed laba Geesood ah intii lagu guda jiray shirka Golaha Fulinta Midowga Afrika

Soomaaliya  iyo Kenya oo yeeshay kulan doceed laba Geesood ah intii lagu guda jiray shirka Golaha Fulinta Midowga Afrika

July 28, 2026

Dugsiga Gen. Gordan ee Ciidanka Xoogga dalka, ayaa Xalay Waxaa lagu qabtay munaasabad lagu wacyi-gelinayey Ciidanka Xoogga dalka, gaar ahaan Guutada loogu magac daray 14-ka Oktoobar , kuwaasi oo ka jawaabay Baaqii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, islamarkaana Ciidanka kusoo biiray ka dib Qaraxii Argagixisada ay ka geeysteen isgooyska Zoope.

Munaasabaddaasi, ayaa waxaa kasoo qeyb galay Madaxa Hoggaanka siyaadda iyo wacigalinta ciidanka xoogga dalka G/sare C/xamiid Sheikh Cali Xaydar, Taliyaha Guutaha 14ka Oktoobar, Madaxa Hab maamuuska Madaxtooyada Qaranka iyo Saraakiil kale.

Kooxda Horseed ee Ciidanka Xoogga dalka, ayaa halkaasi kusoo bandhigay Heeso wadani ah oo ka turjumaya Nabada iyo dhibaatooyinka Kooxda naf lacaariga ah ee Alshabaab ay ku heyso Shacabka Soomaaliyeed.

Madaxa Hoggaanka siyaadda iyo wacigalinta ciidanka xoogga dalka G/sare C/xamiid Sheikh Cali Xaydar, ayaa sheegay in ujeedada munaasabadaan loo qabtay ay tahay in la wacyi geliyo Ciidanka Xoogga dalka, iyaddoo laga jawaabayo baaqii Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya ee ahaa in la kordhiyo Wacyi gelinta Ciidamada qalabka sida, si ay u noqdaan Ciidan ka dhisan dhan walba.

Previous Post

Baaddii Ganacsatada waxaa u bedelay 8-sano oo Xabsi Ciidan ah.

Next Post

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Gaaray Norway si uu uga qeyb galo Shirka Madasha Oslo

Next Post
Ra’iisul Wasaare Khayre oo Gaaray Norway si uu uga qeyb galo Shirka Madasha Oslo

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Gaaray Norway si uu uga qeyb galo Shirka Madasha Oslo

Ururka JSP oo ololaha doorashada ka sameeyay Degmada Balanballe

Ururka JSP oo ololaha doorashada ka sameeyay Degmada Balanballe

July 28, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ayaa maanta ololihiisa doorashada ka sameeyay degmada Balanballe ee gobolka Galgaduud, iyadoo ay ka...

Soomaaliya  iyo Kenya oo yeeshay kulan doceed laba Geesood ah intii lagu guda jiray shirka Golaha Fulinta Midowga Afrika

Soomaaliya  iyo Kenya oo yeeshay kulan doceed laba Geesood ah intii lagu guda jiray shirka Golaha Fulinta Midowga Afrika

July 28, 2026
0

Addis Ababa, Itoobiya | 28 Luulyo 2026: Intii uu socday Kalfadhiga 49-aad ee Golaha Fulinta Midowga Afrika, Wasiirka Arrimaha Dibadda...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka qaybgaleysa Kalfadhiga 49-aad ee Golaha fulinta Midowga Afrika

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka qaybgaleysa Kalfadhiga 49-aad ee Golaha fulinta Midowga Afrika

July 28, 2026
0

Addis Ababa, Itoobiya | 28 Luulyo 2026 – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Muqdisho oo uu ka furmay shir cilmiyeedka 4-aad ee Siyaasadda dhaqaalaha Dalka

Muqdisho oo uu ka furmay shir cilmiyeedka 4-aad ee Siyaasadda dhaqaalaha Dalka

July 28, 2026
0

Muqdisho – Magaalada Muqdisho waxaa goor dhow ka furmaya Shir Cilmiyeedka 4-aad ee Siyaasadda Dhaqaalaha Dalka, kaas oo uu soo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In