Saturday, August 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wafdi uu hogaaminaya Gudoomiyaha golaha Shacabka oo gaaray Baydhabo

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Wafdi uu hogaaminaya Gudoomiyaha golaha Shacabka oo gaaray Baydhabo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdiga uu hogaaminayo kusimaha madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna gudoomiyaha golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan waxaa garoonka Diyaaradaha ee Magaaladda Baydhabo kusoo dhoweeyay mas’uuliyiinta Dowlad goboleedka koonfur gaalbeed oo ay Ka mid yihiin Madaxweynaha Dowlad goboleedka koonfur gaalbeed iyo Guddoomiyaha golaha wakiilada ee koonfur gaalbeed iyo sidoo kale qeybaha bulshada.

ku simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Gudoomiyaha Shacabka iyo gudoomiyaha golaha wakiilada ee Dowlad goboleedka koonfur gaalbeed Mudane Cabduqaadir Shariif sheekhuna Maye oo warbaahinta la hadlay ayaa gudoomiyaha golaha wakiilada dowlad goboleedka koonfur gaalbeed waxa uu wafdiga gudoomiyaha golaha Shacabka uu kusoo dhoweeyay Magaaladda Baydhabo.

Related posts

Hay’adda NISA oo fashilisay shabakad qorshaynaysay carqaladaynta amniga caasimadda

Hay’adda NISA oo fashilisay shabakad qorshaynaysay carqaladaynta amniga caasimadda

August 8, 2026
Soomaaliya iyo Turkiga oo iska kaashanaya horumarinta arrimaha Awqaafta ee labada dal

Soomaaliya iyo Turkiga oo iska kaashanaya horumarinta arrimaha Awqaafta ee labada dal

August 7, 2026

ku simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Gudoomiyaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa u Mahad celiyay wafdiga gudoomiyaha golaha Shacabka Soomaaliya ee maanta Baydhabo soo gaaray.

Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan  Guddoomiyaha golaha Shacabka ayaa si rasmi ah u furi doona Kalfadhiga 5-aad ee golaha wakiilada dowlad goboleedka koonfur gaalbeed.

Previous Post

R/wasaaraha Ethopia oo booqasho taariikhi ah ku tagay Eritrea.

Next Post

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo kulan la qaatay Masuuliyiin ka socda Dawladda Brussels “Sawirro”

Next Post
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo kulan la qaatay Masuuliyiin ka socda Dawladda Brussels “Sawirro”

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo kulan la qaatay Masuuliyiin ka socda Dawladda Brussels “Sawirro”

Hay’adda NISA oo fashilisay shabakad qorshaynaysay carqaladaynta amniga caasimadda

Hay’adda NISA oo fashilisay shabakad qorshaynaysay carqaladaynta amniga caasimadda

August 8, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa gacanta ku dhigay Sagaal dhagar-qabe oo ka tirsan Khawaarijta Al-Shabaab, kuwaas...

Soomaaliya iyo Turkiga oo iska kaashanaya horumarinta arrimaha Awqaafta ee labada dal

Soomaaliya iyo Turkiga oo iska kaashanaya horumarinta arrimaha Awqaafta ee labada dal

August 7, 2026
0

Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane 𝗦𝗵𝗲𝗲𝗸𝗵𝗠𝘂𝗸𝗵𝘁𝗮𝗮𝗿𝗥𝗼𝗼𝗯𝗼𝘄𝗖𝗮𝗹𝗶, ayaa booqasho rasmi ah ku tagay Xarunta Hay’adda Awqaafta...

Maamulka Waqooyi bari iyo guddoomiya SoDMA oo ka wada hadlay Dardar gelinta mashaariicda gargaarka

Maamulka Waqooyi bari iyo guddoomiya SoDMA oo ka wada hadlay Dardar gelinta mashaariicda gargaarka

August 7, 2026
0

Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari, Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye), ayaa xalay Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka...

Xuseen Dhegaweyne oo shaaciyay inuu yahay musharaxa Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug

Xuseen Dhegaweyne oo shaaciyay inuu yahay musharaxa Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug

August 6, 2026
0

Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Urur Siyaasadeedka JSP Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa caawa munaasabad weyn oo lagu qabtay magaalada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In