Friday, February 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan looga hadlayey ka faa’iideysiga Kheyraadka dalka oo Muqdisho lagu qabtay “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Kulan looga hadlayey ka faa’iideysiga Kheyraadka dalka oo Muqdisho lagu qabtay “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan looga hadlyay ka faa’iideysiga kheyraadka dalka sida shidaalka iyo macdanta, ayaa maanta lagu qabtay Magaaladda Muqdisho, waxaana  goob joog ka ahaa Wasiirka ,Wasiir ku xiggeenka Batroolka iyo Macdanta  Soomaaliya iyo Wafdi ka socday Dowladda Norway.

Kulanka oo ku saabsanaa boggaadin ay wafdi ka socda Norway u wadeen Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta  Soomaaliya oo ahayd wajiga labaad ee qorshaha diyaarinta kharyaadka shdiaalka iyo Macdanta ay u gudubtay,  ayaa siinayo dalka awoodo qeexeysa  taageerada  caalamiga ah.

Related posts

Afur Diblomaasiyadeed: “Horumarka Soomaaliya”.

Afur Diblomaasiyadeed: “Horumarka Soomaaliya”.

February 27, 2026
Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

February 27, 2026

Madaxda Wasaaradda,  ayaa kaga mahad celiyay dowladda Norway boggaadinteeda iyo taageerada ay u muujinayso Soomaaliya, Waxaana dowladda Norway ay sheegeen in ay diyaar u yahiin in  caawinaad wanaagsan ay la garab istaagayaan Soomaaliya.

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta  Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulqaadir Hilaal,  ayaa kulanka ka dib u sharaxay warbaahinta Qaranka , ayaa sheegay in ka faa’iideysiga Kheyraadka dalka ahmiyad ballaaran ay u leedahay dalka.

“Waxaan u gudubnay wajiga labaad ee qorsheynta ka faa’iideysiga khayraadka, taasoo ahmiyad wayn u leh dalka, waxaan wadnaa diyaarinta Siyaasadda qorshaha qeybsiga khayraadka iyo ka faa”iideysiga kharyaadka dalka”  ayuu yiri Mudane Maxamuud Cabdulqaadir Hilaal

Horraantii bishii juun sanadkaan, ayee aheyd markii lagu heshiiyay qeybsiga kharyaadka dalka,  taasi oo waji cusub u furtay siddii looga faa’iideysan lahaa fursadaha maalgashi  ee dalka iyo hanaanka khayraadka u noqan lahaa mid  macaanidiisa dalka uu  ka faa’iideysto.

Previous Post

Wasiirka Amniga Guddaha XFS oo tababar u furay Saraakiil ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed “Sawirro”

Next Post

Real Oo Xaqiijisay In Ronaldo Uu Ku Biiri doono Juve

Next Post
Real Oo Xaqiijisay In Ronaldo Uu Ku Biiri doono Juve

Real Oo Xaqiijisay In Ronaldo Uu Ku Biiri doono Juve

Afur Diblomaasiyadeed: “Horumarka Soomaaliya”.

Afur Diblomaasiyadeed: “Horumarka Soomaaliya”.

February 27, 2026
0

Iyadoo la qaadanayo hal-ku-dhigga “Horumarka Soomaaliya”, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Abdisalam Ali, ayaa martigeliyay Afur heer...

Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

February 27, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan mira-dhal ah la qaatay hoggaanka Ururrada siyaasadda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan mira-dhal ah la qaatay hoggaanka Ururrada siyaasadda

February 26, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay hoggaanka ururrada siyaasadda ee...

Madaxweynaha Galmudug oo guddoomiyey shir ka golaha Wasiirada

Madaxweynaha Galmudug oo guddoomiyey shir ka golaha Wasiirada

February 26, 2026
0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirrada, iyadoo uu goobjoog ahaa Madaxweyne ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In