Tuesday, July 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maxaa loo dilay Sheekh C/laahi Sheekh Maxamed Rooble.?

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Shakhsi nuucee ah ayuu ahaa  Sheekh C/laahi Sheekh Mad Rooble oo ay dileen Alshabab?- Dhageyso

Sheekh C/laahi Sheekh Maad Rooble

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Sheekh C/laahi Sheekh Maxamed Rooble oo 85-sano jir ah, kana shaqaynayay faafinta Diinta Islamaanka ayaa maleeshiyada Al-Shabaab waxay ku dileen dhowaan deegaanka Waydow ee ku yaala duleedka magaalada Muqdisho.

Related posts

Wasiirka  Qoyska XFS oo guddoomisay Shirka Guddiga Hagista Barnaamijka Haweenka

Wasiirka Qoyska XFS oo guddoomisay Shirka Guddiga Hagista Barnaamijka Haweenka

July 27, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo Gaaray Dhuusamareeb

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo Gaaray Dhuusamareeb

July 27, 2026

Sheekh C/laahi wuxuu ku dhashay degmada Bardaale ee Gobalka Baay sanadku markuu ahaa 1933-dii, ku dhowaad 40-Sano ayuu ka shaqaynayay faafinta diinta islmaanka, wuxuuna gacanta ku haayay xarumo lagu barto Diinta, oo ku kala yaala Ceelasha Biyaha, Afgooye iyo Bardaale.

Sheekh C/laahi Sheekh Maad Rooble

Diinta waxay xarimtay in la dilo qof islmaan ah, sidoo kale dilka qof aanan waxba galabsan ayaa ah danbi wayn ku ah diinta islamaanka. Hadaba maxaa loo dilay Sheekh C/laahi oo ahaa Caalim faafiya Diinta Islaamka.? Alle miyaa loogu dhowaadaa daadinta Dhiiga Islaaamka.?

Hadaba Su’aalaahi oo dhan waxaa ka jawaabaya Barnaamijka Maxaa loo dilay. HALKAAN KA DHAGEYSO

https://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/07/Barnaamijka-Maxaa-loo-dilay-1-1.mp3
Previous Post

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya oo furay fadhigga 1-aad ee Shirka Madasha Iskaashiga Soomaaliya ee Brussels “SAWIRRO”

Next Post

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo qaar kamid ah gudiyada Golaha shacabka ku wareejiyay Xafiisyadii ay ku shaqeylahayeen

Next Post
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo qaar kamid ah gudiyada Golaha shacabka ku wareejiyay Xafiisyadii ay ku shaqeylahayeen

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo qaar kamid ah gudiyada Golaha shacabka ku wareejiyay Xafiisyadii ay ku shaqeylahayeen

Wasiirka  Qoyska XFS oo guddoomisay Shirka Guddiga Hagista Barnaamijka Haweenka

Wasiirka Qoyska XFS oo guddoomisay Shirka Guddiga Hagista Barnaamijka Haweenka

July 27, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Danjire Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa guddoomisay kulankii ugu horreeyay...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo Gaaray Dhuusamareeb

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo Gaaray Dhuusamareeb

July 27, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar (Gen. Khaalid), ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee...

Agaasimaha Qorshaynta iyo NIS Foundation oo xoojinaya iskaashiga lagu taageerayo hirgelinta NTP 2025–2029

Agaasimaha Qorshaynta iyo NIS Foundation oo xoojinaya iskaashiga lagu taageerayo hirgelinta NTP 2025–2029

July 27, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Cabdifataax Cabdulqaadir Faarax (Abdifatah Hared), ayaa kulan la yeeshay wafdi...

Hoggaamiyaha KGS oo soo xiray Shirka Banbaxa Golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed Soomaaliya

Masuuliyiin ka tirsan DFS oo ka qeyb galay munaasabad lagu xusay sannad-guurada 5-aad ee Ololaha Nadaafadda Xeebaha

July 27, 2026
0

Muqdisho — Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu qabtay magaalada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In