Sunday, February 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Koonfur Galbeed oo sheegay in la dhameystiray qorshaha Diiwaan galinta Ciidamada daraawiishta (Dhageeyso)

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Maamulka Koonfur Galbeed oo sheegay in la dhameystiray qorshaha Diiwaan galinta Ciidamada daraawiishta (Dhageeyso)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaarada Amniga Maamulka  Koonfur Galbeed Soomaaliya Ayaa Ka warbixisay Halka Ay Marayaan Howlaha Diiwaan galinta Ciidamada daraawiishta maaulka Koofur Galbed, oo In Muddo ah soo socotay.

Barnaamijkan Ayaa waxaa kale oo qayb Ka Ahaa In Kooxaha nabad Diidka Laga Sifeeyo Wadada Isku Xirta Muqdisho Iyo Magalada Baydhabo,Wasiir Ku Xigenka Wasarada Amniga Kofur Galbeed Soomaaliaya Cabdirisaaq  Aadan oo Wareysi Gaar ah Siiyay Radio Muqdisho ayaa faafaahin ka bixiyay  waxii uga qabsoomay qorshaha dhameystirka diwaan galinta Ciidamada Daraawiishta Koonfur Galbeed.

Related posts

Shirka Hindiya iyo Carabta oo la soo xiray

Shirka Hindiya iyo Carabta oo la soo xiray

January 31, 2026
Guddoonka Hay’adda SoDMA oo fogaan aragga uga qeybgalay kulan Caalami ah

Guddoonka Hay’adda SoDMA oo fogaan aragga uga qeybgalay kulan Caalami ah

January 31, 2026

halkan ka dhageeyso wareysiga Wasiir Ku Xigenka Wasarada Amniga Kofur Galbeed.

https://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/07/baydhabo.mp3
Previous Post

Duqa Beledweyne oo kormeeray goobo ay ka socdaan olole nadaafadeed (Sawirro)

Next Post

Kusimaha madaxweynaha JFS ahna guddoomiyaha Golaha Shacabka oo qaabilay Danjiraha Qatar ee Soomaaliya

Next Post
Kusimaha madaxweynaha JFS ahna guddoomiyaha Golaha Shacabka oo qaabilay Danjiraha Qatar ee Soomaaliya

Kusimaha madaxweynaha JFS ahna guddoomiyaha Golaha Shacabka oo qaabilay Danjiraha Qatar ee Soomaaliya

Shirka Hindiya iyo Carabta oo la soo xiray

Somalia Reaffirms Economic Diplomacy at India-Arab Summit

January 31, 2026
0

H.E. Abdisalam Ali, Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, today participated in the...

Shirka Hindiya iyo Carabta oo la soo xiray

Shirka Hindiya iyo Carabta oo la soo xiray

January 31, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali Dhaay, ayaa maanta ka qeyb galay...

Guddoonka Hay’adda SoDMA oo fogaan aragga uga qeybgalay kulan Caalami ah

Guddoonka Hay’adda SoDMA oo fogaan aragga uga qeybgalay kulan Caalami ah

January 31, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay weheliyaan hoggaanka sare ee hay’adda, ayaa ka...

Shirweynaha Kheyraadka Biyaha oo ka furmay Dhuusamareeb

Shirweynaha Kheyraadka Biyaha oo ka furmay Dhuusamareeb

January 31, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Bidhaan Warsame, ayaa maanta si...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In