Saturday, July 5, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Rugta Ganacsiga Soomaaliya oo soo dhaweysay in Soomaaliya ay xubin ka noqotay Suuqa Ganacsi ee Bariga iyo Koofurta Afrika ee COMESA

admin by admin
July 21, 2018
in Wararka
0
Rugta Ganacsiga Soomaaliya oo soo dhaweysay in Soomaaliya ay xubin ka noqotay Suuqa Ganacsi ee Bariga iyo Koofurta Afrika ee COMESA
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa deegaanka oo hawlgal qorsheysan ku dhabar-jebiyay Khawaarijta

Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa deegaanka oo hawlgal qorsheysan ku dhabar-jebiyay Khawaarijta

July 5, 2025
Ciidanka xoogga dalka oo hawlgal ka dhan ah khawaarij ka fuliyey deegaano ka tirsan Bakool

Ciidanka xoogga dalka oo hawlgal ka dhan ah khawaarij ka fuliyey deegaano ka tirsan Bakool

July 5, 2025

 Guddoomiye ku xigeenka Rugta Ganacsiga iyo warshadaha Soomaaliya Cabdiraxmaan Cabdullaahi Aadan Galaambi oo shir jaraa’id ku qabtay maanta magaalada Muqdisho ayaa u mahad-celiyay madaxda Qaranka sida ay isugu howleen in Soomaaliya mar kale kamid noqoto Suuqa Ganacsi ee Bariga iyo Koofurta Afrika ee COMESA.

 

C/raxmaan C/laahi Aadan Galaambi ayaa sheegay in Suuqa COMESA, uu ahmiyad weyn u leeyahay Soomaaliya, waxaana uu intaasi ku daray in guul weyn ay tahay in Soomaaliya ay dib ula soo laabatay xubinimadeeda.

Xildhibaan C/laahi Maxamed Nuur oo kamid ah xubnaha golaha shacabka ayaa sheegay in loo baahan yahay in aan la dayacin fursadan isla markaana looga faaiideyso sidii loogu talo galay, waxaana uu Xukuumadda Soomaaliya ku amaanay sida ay ugu dadaashay in suuq loo helo wax soo saarka dalka, isagoona sheegay in Soomaaliya maadaama ay kamid tahay aas aasayaasha ururkan ay heli karaan ganacsatada Soomaaliyeed mudnaan gaar ah.

Suuqa COMESA ayaa waxaa ku jira 21 dowladood, waxaana horey loo oran jirey PTA hase ahaatee sanadkii 1994 ayaa loo bedeley Suuqa ganacsiga ee bariga iyo Koofurta Afrika ee COMESA.

Previous Post

Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo laamiyada Muqdisho ka aruuriyey Carruur aan daryeel haysan.+Sawirro

Next Post

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo daah-furay shir looga hadlayo Habka Mideynta Canshuuraha Dalka+Sawirro

Next Post
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo daah-furay shir looga hadlayo Habka Mideynta Canshuuraha Dalka+Sawirro

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo daah-furay shir looga hadlayo Habka Mideynta Canshuuraha Dalka+Sawirro

Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa deegaanka oo hawlgal qorsheysan ku dhabar-jebiyay Khawaarijta

Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa deegaanka oo hawlgal qorsheysan ku dhabar-jebiyay Khawaarijta

July 5, 2025
0

RADIO MUQDISHO(SHABEELLAHA DHEXE): Ciidanka Xoogga Dalka iyo geesiyaasha deegaanka Raaga Ceelle ee Macawiisleyda ayaa maanta howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka...

Ciidanka xoogga dalka oo hawlgal ka dhan ah khawaarij ka fuliyey deegaano ka tirsan Bakool

Ciidanka xoogga dalka oo hawlgal ka dhan ah khawaarij ka fuliyey deegaano ka tirsan Bakool

July 5, 2025
0

RADIO MUQDISHO(BAKOOL): Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan geesiyaasha ka tirsan Ururada 93-aad iyo 96-aad ee Guutada 9-aad, Qeybta 60-aad,...

Kulan loogu ducaynayo halyeeyadii xoriyadda dalka oo lagu qabtay Muqdisho

Kulan loogu ducaynayo halyeeyadii xoriyadda dalka oo lagu qabtay Muqdisho

July 5, 2025
0

RADIO MUQDISHO(MUQDISHO): Munaasabad ay soo qabanqaabiyeen dhallinyarada Caasimada, looguna ducaynayay halyeeyadii u dhintay xornimada dalkeenna ayaa Muqdisho lagu qabtay. Wasiirka...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 “𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐱𝐨𝐨𝐠𝐠𝐚 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐚𝐲 𝐥𝐚𝐟-𝐝𝐡𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐮 𝐲𝐢𝐡𝐢𝐢𝐧 𝐝𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝𝐧𝐢𝐦𝐨 𝐱𝐨𝐨𝐠𝐠𝐚𝐧.”

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 “𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐱𝐨𝐨𝐠𝐠𝐚 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐚𝐲 𝐥𝐚𝐟-𝐝𝐡𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐮 𝐲𝐢𝐡𝐢𝐢𝐧 𝐝𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝𝐧𝐢𝐦𝐨 𝐱𝐨𝐨𝐠𝐠𝐚𝐧.”

July 3, 2025
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa tababar u soo xiray saraakiil, saraakiil-xigeenno iyo cutubyo ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In