Wednesday, September 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Soomaaliya maxay uga dhigantahay ku biiritaanka Ururka Ganacsiga ee COMESA?

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Soomaaliya maxay uga dhigantahay ku biiritaanka Ururka Ganacsiga ee COMESA?
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

September 22, 2026
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž  ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ช๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฃ๐š๐›๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐ช๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ง ๐ฒ๐จ๐จ๐ฅ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก

September 21, 2026

Soomaaliya ayaa dhawaan ku biirtay Ururka Comesa, kadib shir ay isugu yimaadeen wadamada ku midaysan ururkaasi, kaasi oo ka dhacay magaalada Losaka ee caasimadda dalka Zambia.

Waxaa shirkaasi ka qeybgalay wafdi uu hoggaaminayay Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya mudane Xasan Cali Kahyre, iyadoo shirkaasi lagu ansixiyey xubinnada Soomaaliya ee ururka baayacmushtarka ee Bariga iyo Koonfurta Afrika.

Dowladaha ku bohoobay ururkaasi ayaa gaaraya ilaa 21-dal, waxaana dhawaan sidoo kale ku biirtay Dowladda Tunisia, waxaana tani ay fursad u tahay Soomaaliya oo haatan ka soo kabanaysa burbur muddo 20-sano ka badan uu dalka kujiray, sidaasina waxaa aaminsan aqoonyahano dhaqalaaha ku xeel dheer.

C/casiis Axmed Ibraahim oo ah dhaqaalyahan Soomaaliyeed ayaa sheegay in Soomaaliya ay fursad u tahay xubinimada Ururka Comesa.

โ€œDabcan marka laga hadlaayo ganacsiga waa wax is dhaafsi waxaa jirta aragti ku salaysan in dalka uu difaaco wuxuu soo saaro islamarkanaa uu dhoofiyo,ku biiritaanka Soomaaliya ee ururkaan ma ahaan markii ugu horeysya waxaa jiray mid kan ka horeeyey balse burburkii dhacay dartiisa uu inoo saameeyey,magacii ayaa haatan la bedelay oo loo bixiyay Comesa,Soomaaliyan waxay xaq u leedahay in ay ku biro ururkaasi,iyadoo xubinnimadeeda ay soo ceshanayso ee ku biirid ma ahanโ€.Ayuu yiri C/casiis.

Wuxuu sidoo kale sharaxaad dheeraad ah ka bixiyay habka ay Soomaaliya uga faaโ€™idaysan karto iskaashigaasi ganacsi iyo kamid ahaanshiyaha Ururka Comesa ee Bariga iyo Bartamaha Afrika.

โ€œMarka aan ka jawaabo maxaan ka faaโ€™idaynaa iyo maxaan ka qasaaraynaa,marka hore dal keligiisa ma taagnaan karo marka laga hadlaayo xagga ganacsiga,tusaalse waxaan leenahay dhul ballaaran oo ku fiican ganacsiga, sidaa wax soo saarka Badda iyo Beriga intuba,dhaqashada xoolaha,waxaan sidoo kale u baahanahay maalgashiga iyo wax soo iibsi marka ururkan wuxuu naga saacidayaa waxbadan in aan talaabo qaadnoโ€. ayuu sii raaciyay Aqoonyahanka.

https://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/07/Cabdicasiis-Axmed-Ibraahim-Dhaqaalayahan-Soomaaliyeed-.mp3

Xigasho Wakaaladda SONNA

Previous Post

Akhriso: Nuxurka kujira warmurtiyeedka shirkii iskaashiga Soomaaliya ee Brussels

Next Post

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare oo la Kulmay Xubno ka socda Golaha Naafada Qaranka “SAWIRRO”

Next Post
Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare oo la Kulmay Xubno ka socda Golaha Naafada Qaranka “SAWIRRO”

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare oo la Kulmay Xubno ka socda Golaha Naafada Qaranka "SAWIRRO"

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

September 22, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay furitaanka Meertada 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž  ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ช๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฃ๐š๐›๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐ช๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ง ๐ฒ๐จ๐จ๐ฅ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ž๐ž ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ช๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฃ๐š๐›๐ข๐ฌ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐ช๐ข๐ข๐ฃ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ง ๐ฒ๐จ๐จ๐ฅ ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก

September 21, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb-galay munaasabad ay ku qalinjabinayeen arday Soomaaliyeed oo...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo qaabilay Wafdi ka socday TurkSom

September 21, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil Turki ah oo uu hoggaaminayey...

Danjire Jabriil oo qaabilay Wakiilka Hayโ€™adda WHO ee Soomaaliya

Danjire Jabriil oo qaabilay Wakiilka Hayโ€™adda WHO ee Soomaaliya

September 21, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Kenya, Mudane Danjire Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi, ku qaabilay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In