Wednesday, August 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shir looga hadalayo Waxbarshadda dalalka soo koraya oo muqdisho kafurmay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Shir looga  hadalayo Waxbarshadda dalalka soo koraya oo muqdisho kafurmay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

shir looga hadalayo waxbarashadda dalalka soo koraya oo ay kamid tahay soomaaliya ayaa Raysal wasaare ku xigeenka dalka Mahadi Maxamuud Guuleed uu  ku dahfuray magaalada muqdisho

waxana kasoo qayb galaya shirkan wasaaraaddah kala duwan ee dowladda, qar kamidah safiiradda dalaalka caalamka u fadhiya soomaaliyaa, maamull goboleedayda dalka iyo qaybaha kala duwan ee bulshadda rayadka ah.

Related posts

Hay’adda Qaxootiga Qaranka oo Nairobi ku qabatay shir looga hadlayay wax u qabashada dadka dalka dib loogu soo celiyo.

Hay’adda Qaxootiga Qaranka oo Nairobi ku qabatay shir looga hadlayay wax u qabashada dadka dalka dib loogu soo celiyo.

August 26, 2026
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada oo kormeeray Xarunta Machadka Tababarrada Beladweyne

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada oo kormeeray Xarunta Machadka Tababarrada Beladweyne

August 26, 2026

Wasiirka qorsheynta xukumadda Soomaaliya Jamal Maxamed Xasan oo qudbad kajedinayay shir hada kasocdo Muqdisho oo loogahadlayo waxbarashada iyo tayenta dhaqaalaha Soomaaliya waxa uu yiri .

” baaritaan ay sameysay wasaaradda qorsheynta waxaalagu ogaaday in 40% oo kaliya ay wax Aqorikaran waxna qorikaraan dadka Soomaaliyeed .20% oo kaliya ayaa dadka Soomaaliyeed gaaray heerka waxbarashada ee Jaamacadda.

dadka Soomaaliyed 90%  waxay fursad uhelikaran in ay waxbartaan sidaas darteed 2020 qorshaha qaranka waxaa kujiro in tirada dadka soomaaliyed ee wax qorikara waxnaa Aqrinkara lagarsiyo halka ugu sareyso”,

shirkan ayaa wali socoda waxa soo Agaasimay Jamaacaadda Ummadda Soomaaliyeed

wixii faahfaahin ah waxad kala socoon doontan waraarkayaga danbe.

Previous Post

Dab ka kacay Giriiga oo Dad badan ku dhinteen

Next Post

Dood wadaag ku saabsan Xasiloonida Dalka oo lagu qabtay muqdisho

Next Post
Dood wadaag ku saabsan Xasiloonida Dalka oo lagu qabtay muqdisho

Dood wadaag ku saabsan Xasiloonida Dalka oo lagu qabtay muqdisho

Hay’adda Qaxootiga Qaranka oo Nairobi ku qabatay shir looga hadlayay wax u qabashada dadka dalka dib loogu soo celiyo.

Hay’adda Qaxootiga Qaranka oo Nairobi ku qabatay shir looga hadlayay wax u qabashada dadka dalka dib loogu soo celiyo.

August 26, 2026
0

Waxaa maanta magaalada Nairobi ee dalka Kenya ka qabsoomay kulan lagu daah-furayay mashruuca CAPSOM II, kaas oo diiradda lagu saaray...

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada oo kormeeray Xarunta Machadka Tababarrada Beladweyne

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada oo kormeeray Xarunta Machadka Tababarrada Beladweyne

August 26, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Hirshabeelle, Mudane Nuur Xasan Muuse (Jaake), ayaa maanta kormeer shaqo...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo bilaabay Madasha Ganacsiga ee Muqdisho(MAQAAL)

Soomaaliya iyo Shiinaha oo bilaabay Madasha Ganacsiga ee Muqdisho(MAQAAL)

August 26, 2026
0

Madashu waxay iskugu keenaysaa mas'uuliyiinta dowladda, maal-gashadayaasha Shiinaha iyo hoggaamiyeyaasha ganacsiga Soomaaliyeed si ay uga wada hadlaan fursadaha ka jira...

Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka oo aqbalay Go’aankii Maxkamadda Sare

Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka oo aqbalay Go’aankii Maxkamadda Sare

August 26, 2026
0

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha, isagoo fulinaya awoodihiisa Dastuuriga ah, kuna dhaqmaya sharciga doorashooyinka Qaranka, sharciga dhisidda Guddiga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In