Sunday, September 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirkii hore ee Waxbarashada XFS oo maanta Xilka ku wareejiyay siihayaha Wasiirka Mudane C/raxmaan Maxamed Jaabiri

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Wasiirkii hore ee Waxbarashada XFS oo maanta Xilka ku wareejiyay siihayaha Wasiirka Mudane C/raxmaan Maxamed Jaabiri
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirkii hore ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane C/raxmaan Daahir oo dhawaan uu xilkii ka qaaday R/wasaare Kheyre ayaa maanta xilka ku wareejiyay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda ahna sii hayaha Wasiirka mudane C/Raxmaan Maxamed Jaabiri, iyadoo xil wareejinta ay goobjoog ka ahaayeen Mas’uuliyiin ka tirsan wasaaradda waxbarashada oo uu horkacayay Wasiir ku-xigeenka wasaaradda Mudane Feysal Cumar Guuleed iyo kusimaha hantidhowraha Qaranka.

Related posts

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026

MudaneC/raxmaan Daahir Wasiirka xilka wareejiyay oo ugu horeyn hadalka qaatay ayaa sheegay in loo baahan yahay in la dhameystiro heshiisyada iyo Barnaamijyada horumarinta ah oo ay waday Wasaaradda oo muhiim u ah dadka iyo dalka.

Mudane C/Raxmaan Maxamed Jaabiri, sii hayaha Wasiirka waxbarshada ayaa ka codsaday shaqaalaha Wasaaradda inay  la shaqqeeyaan isagoo balanqaaday in wixii shaqo iyo horumarin ah ee socday lasii wadi doono.

26-kii bishan ayay ahayd markii Wareegto ka soo baxday Xafiiska Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheuyre xilka looga qaaday Wasiirkii Waxbarashada iyo Tacliinta sare Mudane C/raxmaan Daahir Cusmaan,waxaana xilkaasi sii heynayo Wasiiru dowlaha Wasaaradda Waxbarashada C/raxmaan Maxamuud Cabdulle Jaabiri oo maanta xilka la wareegay.

Previous Post

Guddiga Arrimaha Gudaha iyo Amniga ee Golaha Shacabka oo la kulmay Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Hay’adda NISA+ Sawirro

Next Post

AKHRISO: Hadaljeedinta Madaxweynaha JFS ee casho sharaftii soo dhaweynta ahayd ee Eriteriya

Next Post
AKHRISO: Hadaljeedinta Madaxweynaha JFS ee casho sharaftii soo dhaweynta ahayd ee Eriteriya

AKHRISO: Hadaljeedinta Madaxweynaha JFS ee casho sharaftii soo dhaweynta ahayd ee Eriteriya

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

September 12, 2026
0

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

September 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In