Monday, June 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha Ciidanka Booliska oo tababar u furay Ciidan laga keenay magaaladda Baydhabo “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Taliyaha Ciidanka Booliska oo tababar u furay Ciidan laga keenay magaaladda Baydhabo “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye Gaas  Bashiir Cabdi Maxamed “Ameeriko” , ayaa maanta magaaladda Muqdisho tababar uga furay Askar ka tirsan Ciidanka Booliska, kuwaasi oo laga keenay magaaladda Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.

Ciidankaasi, ayaa waxaa tababarka ay ku baran doonaan Shaqada Baando Music, Qoraalka iyo garaacista Astaanta Qaranka, waxaana tababarkaani bixin doono Saraakiil ka tirsan Kooxda Baando Music ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.

Related posts

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Nairobi ka daah-furtay kulanka Kooxda Farsamada ee Xargaha Badda Hoose Mara

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Nairobi ka daah-furtay kulanka Kooxda Farsamada ee Xargaha Badda Hoose Mara

June 22, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqday Tiyaatarka Qaranka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqday Tiyaatarka Qaranka

June 22, 2026

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye gaas  Bashiir Cabdi Maxamed “Ameeriko”, ayaa kula dardaarmay Ciidanka tababarka loo furay inay ka faa’iideystaan casharada kala duwan ee la barayo, isaggoo Macalimiinta faray in si hagar la’aan ah ay ugu faa’iideeyaan Ciidankaasi.

Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, ayaa Xoogga saaraya siddii kor loogu qaadi lahaa tayada iyo Xirfadda qeybaha kala duwan ee Ciidanka, waxaana siddaan oo kale tababaro kala duwan horay loogu furay Saraakiil iyo Saraakiil xiggeeno.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Magaalada Qardho Kula Kulmay Beeldaaje Maxamed iyo Boqor Burhaan “Sawirro”

Next Post

Horseed iyo Dekadda: Cabdi Joon & Yuu Cali oo Beri Galab Isku Dhegan

Next Post
Horseed iyo Dekadda: Cabdi Joon & Yuu Cali oo Beri Galab Isku Dhegan

Horseed iyo Dekadda: Cabdi Joon & Yuu Cali oo Beri Galab Isku Dhegan

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Nairobi ka daah-furtay kulanka Kooxda Farsamada ee Xargaha Badda Hoose Mara

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Nairobi ka daah-furtay kulanka Kooxda Farsamada ee Xargaha Badda Hoose Mara

June 22, 2026
0

Nairobi, Kenya – 22 Juun 2026 – Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ), iyadoo kaashanaysa Hay’adda Maaliyadda Caalamiga ah (IFC), ayaa maanta...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqday Tiyaatarka Qaranka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqday Tiyaatarka Qaranka

June 22, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud oo ku guda jira dardargelinta howlaha diyaarinta maalmaha Xorriyadda,...

Dhaqaatiirta Isbitaalka Al-Ixsaan oo baritaano caafimaad oo lacag la’aah u sameeyay shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta

Dhaqaatiirta Isbitaalka Al-Ixsaan oo baritaano caafimaad oo lacag la’aah u sameeyay shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta

June 22, 2026
0

Dhaqaatiirta Isbitaalka Al-Ixsaan ee Muqdisho ayaa maanta Howladeennada Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS u sameeyay baaritaan caafimaad oo...

Guddoonka Labada Aqal oo ka tashaday furitaanka kalfadhiga 8-aad ee BJFS 

Guddoonka Labada Aqal oo ka tashaday furitaanka kalfadhiga 8-aad ee BJFS 

June 22, 2026
0

Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan gaar ah ku yeeshay hoyga Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In